HG attacking Hassan Sheikh after being used and abused kkk

"Milkiilayaashii" oo waaga ugu baryay markii 5 kamid ah mustaqbalkooda la soo afjarey 🤣🤣
They r also attacking dameerada 🤣🤣

HGta Xassan Sh ka taqalusay waa ninman siyaasad ahaan looga taqalusayo wixii aan asaga kabaha u qaadin

Wuxuu burburiyay AAW aka 15 cod sidoo kape koofi waa musharax Galmudug u taagan

Baraafo abti HG adoomo ka dhigo 🤣🤣


Screenshot_20230707-214859.jpg


Screenshot_20230707-214931.jpg

Screenshot_20230707-214931.jpg


 
Last edited:

bidenkulaha

GalYare
Maxaa ku geliyay afaaro Cayr oo u dhaxeeyo mahad salad iyo koofi.

Go focus on Sufurow and your fake state

Xishood la aan baatahay, sidii gabdaha baad u dega hadashaa khaniisyahow.
 

bidenkulaha

GalYare
I will show you Habarta oo mucaarad ah 🤣🤣
Team Rooble out next Daljir 🤣🤣
View attachment 282227
5 out of 18 is apparently 50%. There was more Abgaal accused. 1 of the guys arrested is HG. And Cabdulkadir Cali was pushed out cos the office is still Kofi’s. Wax aad la socotaan ma jirto.

Koofi dhaqaalaha jiinsiyada wili asagay gacanta kujirtay sadexdaas oo sano ow ka maqnaa wuxuuna isku dhisaa Galmudug asago oo taagero kahelaayo mucaaradka UPD. Mahad aa kursigaas rabo in ow xirto wuxuuna rabaa in lacagta jiinsiyada iyo officeka dadkiisa keensado sida aw ka sameeyay dekeda iyo airportka. Weerarka AAW iyo koofi, iyo cidii Cayr aw mahad kurisga ku heysto wuxuu rabaa in aw iska wareejiyo.

190F5286-F208-44F6-95A7-3878D48BB7FF.jpeg

BEAA6EEA-0984-4018-B37B-CB484401CBF6.jpeg


Galmudug wax aadu ka ogtahay majirto ee imaginary Hiiraan state ku mashquul. Meeshaan niman rag ah baa isku heysto qaranka, adi tuuladiina dagaalka dhexdiina iska xali.
 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top