Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay MUQDISHO + Khasaaraha
Muqdisho (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya iska hor imaad hubeysan oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, waxaa ka dhashay khasaare u badan dhaawac. Is-rasaaseynta ayaa timid, kadib markii ciidamo...
www.caasimada.net
Abgaal SNA vs HG SNA