Head of Sool Military sector for Somaliland Region (Dolaal) arrested after mutiny

Bohol

VIP
War Deg Deg Ah:-Taliye Nuux Taani Oo Miiska Saraakiisha Ku Xidhay Taliyihii Guutada 31aad Oo Uu Xilkiina Ka Qaaday.

Tuesday August 06, 2019 - 20:25:11

Hargeysa(HWN):-Taliyaha ciidanka qaranka somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa amray in xarunta miiska saraakiisha ee magaalada Hargeysa lagu xidho taliyihii guutada 31aad ee ciidanka qaranka oo fadhigeedu yahay gobolka Sool gaashaanle sare Ismaaciil Faarax Cawaale (Doolaal).

68538331_2421560504591010_1710911844543102976_n.jpg

Sida ay sheegeen warar rasmi ah oo Hadhwanaagnews soo gaadhay, taliyaha ciidanka qaranka sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa sidoo kale xilkii ka qaaday gaashaanle sare dool isla markaana amray in miiska saraakiisha lagu xidho gaashaanle sare Doolaal, iyada oo wararku sheegeen inuu jiro khilaaf u dhaxeeyey labadan masuul oo mudo soo jiitamayey.

bbbb.jpg

Sidoo kale waxa jirta waan waan la doonayo in layskugu soo dhaweeyo taliyaha ciidanka qaranka sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo gaashaanle sare Doolaal kuwaas oo ay wadaan saraakiil ka tirsan ciidanku balse aan ilaa hada wax natiijo ah laga gaadhin.

http://hadhwanaag.ca/articles/5383/...iyihii-Guutada-31aad-Oo-Uu-Xilkiina-Ka-Qaaday
 
SirLancelLord

Reformation of Somaliland

Stop lying, he is not arrested but detained for a dispute. Matter will be resolved.

You always like to jump in to news without getting the full picture
 
Trending

Top