Bohol
VIP
Deg Deg Daawo sawiro:Madax Ka Socota Dawlada Somalia Oo Gaadhay Deegaanka Somaliland Gaar Ahaan Lawya Cado
Taliyaha Hoggaanka socdaal iyo Jinsiyada Jamuuriyadda Soomaaliya, Gaashaanle sare Maxamed Aden Jimcaale Koofi ayaa maanta booqasho aqoon kororsi ah ku tagay xaduudka Lawya-cado, ee aan la wadaagno dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti.
Xuduudkan oo Ah Mid uu ka taliyo maamulka somaliland islamarkaana shacabka deegaankaasi ay kala kulmaan xuduudkaasi dhib aad u badan ayaa la filayaa in ay soo af godo dhibtaasi.
Waa markii ugu horeesay oo masuul ka socda dawlada soomaaliya gaadho deegaanada maa,mulka somaliland,