The Midlands
VIP
Mashallah Hassan the liberator! 
after the liberation of Ruunnirgood the last degmo of Shabelleda dhexe, Ceelbuur is next from Wabxo it will be more easier now as Khawaarijta lack supply roots. By March Gobolada dhexe or Hirshabelle and Galmudug will be fully free.
Cali Yare wrote this:
Inaad adiga oo xafiiska jooga wax Bil ka yar aad dagaal ku dhawaaqdo, kuna qaado cadow cudud xooggan oo gaashaandhig, caqiido, dhaqaale iyo tabbor fiican leh, oo intaad labo gobol (Shabellada dhexe iyo Hiiraan) cadowga ka faramaroojiso oo gobolkii seddexaad (Galmudug) u gudubto, iyada oo ay kuu sii dheertahay shaqadii kale iyo maamulkii dalka, oo hadana ciidanka bishii 7-aad dagaalamaya ee xoreeynta wada aanay marnaba ka kala go'in saadka iyo saanadda, dhaawiciisana dal iyo dibad si bilaash ah loogu daaweeynayo oo aan weli qeylo ka soo yeerin, wax sahlan oo uu qofkasta sameeyn karo ama ka guul keeni karo ma ahan - Maya ma ahan!!
Aniga oon moogeeyn dakanadeyda siyaasadeed ee kugu suntan adiga, oo huba in haddii aan leeyahay COD Madaxweyne lagu noqdo, oo uu dhaco tartan 10 wareeg oo doorasho la isla gaaro, aanay marnaba aniga suurtalgal iga noqoteen inaan codkeyga ku siiyo, hadana dhiirranaanta aad eeyaha naarta ku wajahday iyo libinta horudhaca ah ee aad ka soo hooysay maahan mid uu kaa xaqiri karo qof jirkiisa qeyb yar oo kamid ahi nooshahay ama damiir ahi ku haray.
Soomaali waxaa ugu gunsan, qofkii libintaas maanta kaa bakhiila, dhexdhexaad idinka noqda adiga iyo eeyaha naarta ama ay xataa ku soo dhacdo inuu kula xisaabtamo adiga oo dalka xoreeynaya.
Nin rag ah oo cadow aad u simantihiin is-hayaan halka waxa uu kaa astaahilo waa hiil iyo halkeen dagaalka ka galaa? haddii ay taasi kaa suurtoobi weyso, waxaa ku xiga waa inaadan xilligaas ay cadowga is hayaan ugu yaraan aadan la xisaabtamin.
Madaxweyne horay u soco, innaga oo ku garabjoogna, gadaalna ha iska eegin hana ka shakin, geesahaaga midig iyo bidix sidoo kale (Daljir iyaga ha iska fiirin taladeyda ka mid ma ahan) Waxaan ku soo gunaanudayaa, markii aan cadowga si wadajir ah iskaga xoreeyno ayaan halkeedii la isla yaqaanay kasii miisi doonnaa inta ka horreysa Soomaali ku tasho.
FG: Dhigmadaan waxay quseysaa dagaalka lagu ciribtirayo eeyaha naarta oo kali ah, sida aan u arko siyaasadda Madaxweynaha iyo qiimeeynteeyda muddada lixda bilood ah waxaan uga hadli doonaa warqad furan oo aan daabici doono Talaado, 27, Dec.

Last edited: