The Midlands
VIP
In the last two years of the president's term the election campaign begins wich starts with to install your FMS allies because of the federal system that gives the FMS the biggest role in the elections. He is now in power for almost a year and a half so he now has only 7 months to control the security in at least three FMS besides the capital but it is impossible for this to be achieved in such period just in Galmudug and Hirshabelle alone let alone KG and JL is out of the equation.
Therefore, he put all his hopes on Hiiraan after supporting Guudlaawe implicitly as we are in the crossroads of Galmudug and Middle Shabelle
Wuxuu meesha ka saarey qarawgii Guuudlawe inuu Hiiraan ka yahay Madaxweyne wuxuu toos ula mucaamilay Jeyte waxaa isku xira wasiir Cabdirizaaq waxaa meesha laga saarey Sanbaloolshe oo anaa xalka Hirshabelle haya ku gorgortamayay ilaa Doorashada Hirshabelle oo 1 sano u hartey saas baa la isku la joogi kadibna Xawaadle ayaa la wareegi till then guudlaawe can stay as Jowhar Governor tabartaadaa meeshaas ku dhigtey Jeyte maa gaartaa adoo Ilaa Nuurdugle lagaa heesto Adan yabaalna laguu ilaaliyo

Next waa Galmudug iyo Mahad Salaad after 4 months
Hadii uu socurityga ku fashilmo ayadoo 3000 Atmis bishaan baxayso hassan Sh waa ku daayay beeshiisa ayaana fashilisay
Siduu sheegay amisom lacagtii 3 bil waa laga jarey hadii dib u dhac kale yimaado lama siinayo
3000 waxaa laga soo qaadi Hirshabelle iyo JL hayaay Al shabaab Xamar waa u soo dhawaan 9 amisom bases ee ilaa mahadaay iyo ceel macaan yaala hadii qaar cusub la kala diro 5500 ayaa joogta shabeelada dhexe

Last edited: