TekNiKo
Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
@Jungle people are very jealous of Abo Farmaajo outshining Gurguurte and tells people
War dadka reer Muqdishow in Madaxweynihii la doortay ay dad kale Madaxweyne kale ka geys dhistaan ma raalibaad ka tihiin? Maxaa dhacay maad waxaan ka dhiidhisaan, ma qaada karno waxa socda ee banaan-baxyo aan uga hor tagno, war reer Muqdisho laba Madaxweyne ma yeela karaan,” ayuu yiri Muxudiin Darbaweyne.


