XOG Cusub:Siyaasihiinta iyo taajiriinta Hawiye oo ku heshiiyay arin halis ku ah Farmaajo iyo Kheyre oo…
Kulan ay dibad joog ka ahayd saxaafadda ayaa saacidihii lasoo dhaafay wuxuu Muqdisho ku dhexmaray haldoorka Beesha Hawiye.
Shirkaas ayaa waxaa kasoo qeybgalay Ganacsatada iyo siyaasihiinta Hawiye, kuwaas oo ka arrin-saday mustaqbalkooda doorashada 2020-ka.
Warar ku dhow kulanka ayaa qeexaya in dhinacyadda ay isku afgarteen cidda uu ka imaan doono murashaxooda doorashadda soo aadan.
Murashax ayaa laysku raacay in uu ka yimaado Beesha Habargidir, isla markaana lasoo afjaro dhaxelkii beel weynta Abgaal
Talaabadan ayaa daba socoto markii xukuumadda Farmaajo ay cadaadis culus saartay Beeshan, isla markaana gacan bidixeysay.
Doorashadda Soomaliya ee 2020-ka ayaa la filayaa in ay noqoto qof iyo cod, inkasta oo ay muuqato walaac laga muujinayo in aysan dhici karin.
An united approach by HAG, to choose an single candidate for 2020 elections.

Last edited: