Guess the song (Somali version)

Ade

Heart on the left side ⚔☤
Mar hadaadan ila joogin
Noloshuba macaan maleh
Ileen waad ka maqan tahee
Magaaladu iftiin maba leh
 
Top