The Midlands
VIP
1-Ciidanka Isaaqa oo laga saaro Goojacade iyo magaalooyinka Sool
2-dhulbahante oo doortaan dawladooda hoose/Laascaanood mayor sidii awalba u dooran jireen laakin hada raacsan garaadada
3--Deeqaha caalamka oo toos loo siiyo
4-si intaas loo gaaro waa in ay wadahadal la furaan SL waxay dawlada balan qaadeysaa inay ciidanka isaaqa ka saari doonto goojacade
5-In la soo celiyo SL oo SSC sii sugto kadibna North Somalia isla noqdaan
6 ciidamada deegaanka oo loo badalo police iyo amni hoos taga dawlada federalka
Garaadada waa diideen waxay dhaheen waxaan noqoneynaa new FMS hadana dowlada dhexe ayaan hoostageynaa
Arintaan horaan u sheegay waayo waxaan ogahay siyaasada guud ee UPD