mohamedismail
Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
DEGDEG:- Ciidan la sheegay inay ka amar qaataan General Sheegow & Ciidanka Boliis Militaaro oo roondo ku jira ayaa hadda isku dagaalaya degmada Dharkenlay .
Ciidanka Boliisiyo Melitaaro ayaa lagu hareeray guri ku yaalla degmada maadama iyagoo fileynin lagu kadiyay rasaas.
Ciidanka Boliisiyo Melitaaro ayaa lagu hareeray guri ku yaalla degmada maadama iyagoo fileynin lagu kadiyay rasaas.