General Galaal ordered the arrest of the ONLF fugitive

Status
Not open for further replies.

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
General Maxamed Nuur Galaal, ayaa si adag u beeniyay wararka sheegaya in Dowladda Itoobiya uu qandaraas uga soo qaatay Sarkaal ONLF ah, oo maalmo ka hor lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo.

Warbaahinta qaybteeda, ayaa qoreysay in Dowladda Itoobiya ay General Maxamed Nuur Galaal u soo martay, sidii loogu soo gacan-gelin lahaa C/xakiin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax).

C/xakiin Sheekh Muuse, ayaa la tilmaamay in loo gudbiyay Magaalada Cadaado, ka dib qabashadiisii Gaalkacyo. Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa markii dambe ninkaasi u kaxeeyay Magaalada Muqdisho, iyagoona ka hortagey in lagu wareejiyo Itoobiya.

Sarkaalkan oo lagu sheegay inuu xubin sare ka yahay Jabhadda ONLF, ayaa waxaa baadigoob ugu jirtay Xukuumadda Addis Ababa.

General Maxamed Nuur Galaal oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Cadaado, ayay Warbaahinta qaybteeda tebisay in uu u jooggo, sidii Qalbi Dhagax loogu wareejin lahaa Itoobiya.


http://alljubbalandnews.com/2017/08...a-uu-marayo-wadahadalkii-ahlu-sunna-galmudug/


Here's another Well known Ogaden guy placing the blame on general Galaal and galmudug cause previously he lived in Mogadishu for three years and no one captured him and turned him in yet as soon as he goes to galmudug he gets arrested and taken in.



@waraabe @Inquisitive_ @XamarCade @Duke of Bohol @Bahal @GABAN
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
General Galaal was invited to somaliland by the Somali land government even though he was one of siad barre generals I wonder why they won't invite Morgan yet invite Galaal irirism perhaps

 
Last edited:
Take ur pill and go to bed kiddo, posting a vlog of a security guard hiding from his boss at a warehouse defending Farmaajo won't change facts :camby:
 
IMG_4901.jpg
200w.gif
 
Status
Not open for further replies.
Top