Garowe Technical College

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
This is great news, at least now I can say wiilka garowe wax soo saarkisa waa kan bisha iyo waqtikisa wuxu gelinaya 'alaab qiimo' leh not 'ambo iyo saytun' aduunka way nala yaabayan wallahi. Foreigners come and take our big projects while they tell you to do arimaha daruriga, waa arimaha loo yirahdo africanku waa liita dhinaca maskaxda.

How can u compete with a westerner marku ku yirahdo, qofki ama shaksiga umadeena 50k ayuu soo saara sanadki. Waxaa keenayso ma aha in isagu 50k soo saaro, lakin meelaha muhimada bay xooga geliyan oo lacag fican ku fadhiso. This allows then kan ama kuwa nagu liito umadeena ay 'xoogisa' ku kula qaybsadan dhinaca wax soo saarka dalka.

Arimaha economicska ugu muhimsan waa wax soo saarka(gdp) iyo living standard(shaksiga ugu liito) puntland ayaa la eegaya noolashisa, caafimadkisa, daryeelisa, schoolkisa. Lama eegayo kan idin saarayo lol
 

Trending

Top