Garacad/Bayla Fishing Industry Upgraded

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Finally they brought refigeration facilities to garacad and bayla. This will ensure the fish stays fresh for a long time when the trucks come to collect it to feed the towns in Galkacyo and Qardho. But we need to expand from local markets and this depends on how quick they catch the fish and bring it back. Economical growth waxaa laga hadlaya waa 'time and production' malinti meeqo aad soo saari kartaa ayaa lagu tartama.

Ogowna kaluunku waa kala sareeya qualitykisa. Sell it at market price kala sifaya kaluunka qaaliga iyo kan raqiska ah, haka wada iibin kilo-ga the same 'price'. Galbeedku waa la kala sifeeya wax kasto iyo qualitykisa. The fishing industry is prime game, ma aha sida beeraha oo waqti iyo juhida iyo dhaqaalo badan horaantisa la geliyo. Kaluunka waa industry lacag fican laga heli karo oo waqti yar iyo dhaqaalo yar ku baxayso wax soo saarkisa.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
That is why I am telling Puntland iska cilowa beeraha laga reebo tan calmadow taalo oo runti waa dhul diyaarsan oo jileec ah, inta kale waxay uu bahan tahay dhakli badan iyo fa'ido badan kama soo noqonayso marki la firiyo inta waqti uu dhaxayso harvest season.

2 industry oo lacag fican laga heli karo weeye fishing and livestock waana sababta ay puntland ka taajirsan tahay umadaha koonfurta because beeralay taajir ah ma arkaysid, waa industry faqri ah waxana aadi jiray dadki aan awoodin xoolaha nool, markas ayuu uu gudbay shaqoyinka beeraha oo la adeegsan jiray adoomada ileen fa'ido badan kama soo gasho.

Geelka hal kun weeye suuqa, waxana gasho dhakli yar hananteeda sida ceel biyood oo boqol sano ku hayn doonto. That's why puntlanders became rich over other somalis. Other somalis were in farming settlements and it returns a less profit and therefore they couldnt but assets in city. Taas iyo kaluunka ayaa uu keentay puntland fa'ido badan dhakliga dhinaceeda marki loo barbar dhigo beelaha kale.

Waxan haysan labada industry ugu 'faido' badan productio marki laga hadleyo waqti yar ba gasha, dhakli yar(doomo iyo net), iyo fa'ido badan oo kaga badan waxaa ka soo baxo beeraha oo aad uu liito, waan naxa markay beero galan reer puntland, that's a poor man industry.

Think about how long the southerner takes to farm? it takes month and by the time he works out his time and production and profit, waxaa dhaamo kan majerten oo malinti kilo kilo soo saarayo oo kaluun ah oo lacag badan calaamka ka fadhiso.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
The fisherman hal kilo oo of kaluun ayuu ka soo saara badda in 30 minutes. Hadu 8 hrs shaqayo thats tonnes of kaluun. Halka kan beeralayda 6 bilood ayuu wax soo saara waxana uu soo noqonayo lacag aad uu yar marki loo firiyo dhaqaalihi iyo waqti uu ku bixiyay. Basically a majerten can earn the same money a beeralay earns in 1 days sxb. If he works everyday waa iska garan karta what will happen.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
It's the luck of the draw guys. Majerten combined two highly rewarding lifestyles. One fishery and one livestock, his productivity and value will go up because he puts less time and less money into it compared to farming which is a dead industry, that's why if u go to the south, they can't even buy a home, they live in squalid conditions waxana keenayso dhakhli fican kama soo gasho. Tomato is 3 dollars a kilo in the west. A kilo of fish of is like 20-50 dollars in the market place. Plus less time ba ka gasha iyo less investment iyo fa'ido 100 jeer ka badan maskinkasi beeraha koonfur joggo. Ninkani wuxu iibsanaya 10 guri intu nool yahay halka beeralayda hal guri hadu iibsado nasib weeye.

Wallahi we will be so rich hadan ka fa'idaysano baddeena sida xoolaheena ay naga ibsadan arabtu, nimankasi asianka ayaa uu jecel kaluun, imagine we do the same as livestock industry. Dhakhli fican ayaa na soo galayso oo dadkeena lower classka ay kor uu aadayan oo basekeena ayaa si xoogaysanayso.

What we need to do is dadka xoolaha dhaqdo 2-3 qof ayaa ku filan haday carur kale gaban, hala geeyo dhinaca badda as part time occupation si reerkasi labo dhakhli uu soo gasho si ay familykasi iyo basekisa ay kor uu aado.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
It is a shame puntland gives fishing licenses to iranian and yemeni vessels, waa khasaaro runti inay 5 kun dollar ku siiyan halka aad shaqo abuur ka dhigi kartay reer miyiga siiba kuwa xoolaha dhaqdo iyo kuwa badda iyo xeebaha degan. Dhakhliga iyo lacagta soo gasho at least will stay in puntland unlike the yemeni and iranian. That xoolo dhaqato ama fisherman will gain income and he will then buy a house which means your construction industry will get new clientele by the thousands and this means more taxes for the government because the construction industry has more revenue now because the lower class people are starting to develop assets.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top