Galnus: We support UAE/Saudi

Status
Not open for further replies.
Cadaado (Caasimada Online) – War Saxaafadeed ku qornaa Luuqa English-ka oo ka soo baxay Maamulka Galmudug, ayaa lagu muujiyay taageerada maamulla ee ku aadan go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Dowladaha Khaliijka ay xayiraada ku saareen Dowladda Qatar.

Warka ka soo baxay Galmudug, ayaa lagu sheegay go’aankii Dowladda Somaliya ay qaadatay 6-dii Bishii June ee ay ku muujisay Dowladda inay dhex dhexaad ka tahay khilaafka khaliijka inuusan aheyn mid ku yimid wadatashi lala sameeyay Maamul Goboledyada dalka ka jira.

Galmudig ayaa sheegtay in Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ay yihiin dalal xiriir wanaagsan oo soo jireen la leh Somaliya, ayna taageerayaan mowqifka ay qaateen.

Dowladda Galmudug waxa ay cadeynaysaa inay garab taagan tahay go’aankii ay qaateen Dowlada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee ku aadan Dowladda Qatar.” Ayaa lagu yiri Warka.

Horay waxaa go’aanka Dowladda Sacuudiga u taageeray Maamulada kala ah Hirshabelle, Puntland, Koonfur Galbeed iyo Galmudig oo hadda ku soo biiray Maamulada taageeray go’aankii Dowladaha Khaliijka.

Go’aankaan ka soo baxay Maamulka Galmudug, ayaa culeys hor leh wuxuu ku noqonayaa Dowladda Federalka Somaliya, maadaama Dowladda ay horay u qaadatay go’an dhexdhexaad ah.

Halkaase hoose ka akhriso waraaqdaa kasoo baxday Galmudug

image-0-02-01-3ef71e83369b459881386078c5387ccab771e018063b1079bf9d89530a2d74e6-V.jpg

http://www.caasimada.net/akhriso-ga...a-markii-ay-soo-saartay-goaan-lama-filaan-ah/

Interahamwe media
 
Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
How they even gonna take any position when more than 40% the land they claim is either controlled by al shabab or occupied by AMISOM/Ethiopians.

Galnus is a joke, Jubbaland has already surpassed them
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
Let's step back, here. Do these these federal states know how federal system even works?

That decision was already made by Mogadishu to stay neutral in that Ayrab fiasco.

The states cannot come against Mogadishu when it comes to national issues, only local stuff.
 
LOL like Somalis will a little something like legality or sovereignty f*ck up their arguments
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
LOL like Somalis will a little something like legality or sovereignty f*ck up their arguments

Why am I not surprised?

Somalia has like 6 different presidents with varying agendas

Madax-weyne Farmaajo:vo3yidw:
Madax weyne Gaas :mad:
Madax weyne Xaaf :ninja:
Madax weyne Madoobe :rolleyes:
Madaxweyne Sakiin :oh6b81q:
Madax Weyne Cosoble :confused:

and if you add Somaliland that would make it 7 different Madaxweynayaal.o_O
 
Welcome to Somali politics 101, next you'll learn that they're all ruled by one or two specific clans and next you'll learn how commorce is the most corrupt part of Somali life.
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
Welcome to Somali politics 101, next you'll learn that they're all ruled by one or two specific clans and next you'll learn how commorce is the most corrupt part of Somali life.
The Presidential term should be used by the federal head of state while the heads of states Should use governorship title, like the United States.

Then again Ethiopian uses similar system and is working for them. Perhaps the problem, like you said said, is the tribalism.:francis:
 
Xooshdheere

how do i use this
Why am I not surprised?

Somalia has like 6 different presidents with varying agendas

Madax-weyne Farmaajo:vo3yidw:
Madax weyne Gaas :mad:
Madax weyne Xaaf :ninja:
Madax weyne Madoobe :rolleyes:
Madaxweyne Sakiin :oh6b81q:
Madax Weyne Cosoble :confused:

and if you add Somaliland that would make it 7 different Madaxweynayaal.o_O
:snoop: I don't even know half of these presidents
 
Status
Not open for further replies.
Top