Galmudug Sheikh Hilarious

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
My dad laughed so hard he said. Wuu na durduraya towards Puntland. Does anyone know how Somalis do this shit? like they speak 'diplomatically' lakin 'meel kale ayay ula jeedan hadalku'. My dad said he is talking about abdillahi yusuf oo baraxlay yiri meeshan mamul ka samaya meel aan idin ku hubsan kari. He means your working for Puntland not for Habar gedir ayuu ula jeeda towards sacad. My dad teaching me iska jir dadka ku durduro, waa loogu celiya adigo durduraya

My dad wuu na durduraya odaygu lakin my dad replied to me and said maxamed abshir sow habar gedir abti uma ahayn waana ki nagu yiri qoriga hala dhigo isago dagaalka socoda. So my dad said saas ha u jawabin waxaa la dhaha war abtiyow maxamed abshir soo ma ahayn ki hubka dhig na yiri, wa inu isaga fahma meeshad ula jeedo ama wa naabnaab. HAHAHAH my dad has diary sxb of all tarikh events and RECORD dembi ah. His getting older now but he refers back to his diary to see ninku inuusan dambiile ahayn qofka hadlayo loooooool.

My dad said dadkas cayr waa dadka koonfurta waalaayo. He said sacad waa iska majerten he doesnt mean tribe wise but they are more macqul and reasonable oo beeshooda meel fog ka eega. He said sacad are smart he knows what happened markay hawiye isku hareen keligood hamar. Way tashdeen iyagu, they dont want more casualties cuz iyagu at least something bay haystan dhinaca waxgaradka iyo magacyo wa wayn tarikhda. Where-as this cayr guy he has nothing to lose, wax ay uu soo kordhiyeen somalia lama haayo. But sacad lost alot of waxgarad he said in dagaalka hamar. wuu haysta magacyadood niman wa wayn he said.

My dad is adamant hamar waxay la degi la dahay ma aha darod iyo hawiye, civilians iyo shaqaale yry yar ayaa naga dhintay marki loo eega qiimaha ka dhintay sacad iyo abgaal. cayr lama tiriyo waa cawaan weeye kaa. My dad said we are still punishing issa mahmoud oo hal waxgarad naga dilay liban boqor oo garowe magaladaye. Wana hal buu yiri..war nimanka boqolal ayaa stadium la keenaye sacad iyo abgaal, cayr waxba ma haystsan laga dile.

He said look at abdirazaq haji hussein and that guy aden cade..qiimo way lahayeen dadkasi waagi hore, lakin dagaalki afarta bilood waa ku babaceen ma aha DADKOODA waa MASKAXDOODI.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
My dad said dagaalki afarta bilood ayaa xus uu bahan inta kale ka dhacay dalka wax wayn ma ahayn. He said his best friend ba ku dhintay meelahasi oo manta beeshasi wax uu gaban karay. He said hargeisa iyo mudug iyo waxasi qiimo malahayn dilkooda, wixi dhintay wala si dhali kara. Lakin maskax tagtay lagama soo kici kare. Thats why liban boqor ayaa ka muhimsan hadi boqol osman mahmoud la dilo.

See my dad said i am teaching u so beri inaad dalka tagtid adigo kibrad university leh iyo kibrad tarikh ah. Iyagu school bay lee yihin keliya ma ogga dhabta dalkasi taala ileen dadkooda horey waa dhintay.

My dad said markad qof durduraysid sida af cilmi hikmad haka barteen ma aha buu yiri inaad durdurto oo caysid, waxay ku tusinaysa buu yiri waa iska cawaan weeye that why he laffed at the cayr guy said waxaa keenayso ma haystan dad qiimo leh wax baro. Even farole my father says exactly the same, kan hikmad maba soo kordhiyo waa durdura dadka keliya iyo hikmadna malaha oo lagu fekero

I have to force my father to watch farole on tv. He said iga demi waxani, wax uu sheegayo lama arag illa manta inu dad durduro mooye. Markasna wuxu ku oranaya inu wax dhisay, sidee uu dhisi karta hadaysan dadka hikmad siinin? they wont take ur orders, cawaan baa tahay bay ku oranayan.

He listens to siyad barre the most, so i never abuse siyad on here. My dad waa la fahmi wayay odaygasi.
 
Last edited:

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
:faysalwtf:
Medicine Time.gif
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Somalia is just gonna be like south africa the dead class ruling basically, the whole country tanks eventually security, economically, umada ayaa is babacayso eventually once u lose your brain power elites. ANC started well with a wadani, turned out shit with apes no waxgarads, base ma jirin remember in black south africa, baseki wuxu ahaa cadaanki. Hada arag maba la mari karo banankooda
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Damn hilarious my dad not qabyaladist. He said the calan of somalia iyo heestisa markad dhagaysato waxay uu sheegaysa somalidi hore dadkan taagta daran(beelo ayaa loola jeeday) ileen qabiil kasto umadisa waa ilashan jiray lakin kuwa kale ma ilalin jirin. The song is telling help pick up your lower somali. He said 1960ki taas ma hirgalin, beelo ayaa loo leexin jiray. Waxay hirgashay buu yiri marki siyad yimi oo dhabaye oo wax kasto maskax, maal, dal uu dhaafay. He said wa wadani dhab ah weeye in la inkiro oo kuwa SYLKA keliya la huso waa xaq daro wayn. He said its like saying ANC in south africa is good just because of independence, lakin qabyalada iyo necebka weli yiilay mana la cawin jirin taagta daran sida calanka sheegayso.

My dad said Islan Isse messiah buu ahaa for puntland, ninka keliya issa mahmoud uu arkay buu yiri o wax sheegaya. My dad the calan in somalia hikmad badan ba ku jira, he said qabil kasto kiisa waa ilashan jiray, wuxu rabay inu maskaxda ka badelo oo yirahdo KUWA TAAGTA DARAN SIDASINA UU NAXA. Marka somali ayaa laga rabay inay sheegan yay yihin. Koley aday ku taal. My dad u need to listen the words because meesha laga durayo inaad fahantid weeeye.

See it means nomadic somalis had camels they can convert to farm land and live upper class. Lower southerners were taag daran sxb. Im not sayin hawiye tho, they were xoolo dhaqaato also lakin iyagu 'talo ma haysan' weligood sida galmudug bay isku bursan jireen marki loo yimi oo hadaf la siiyay.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
My dad said keenadiid hadu xuma dad fican kama soo bixi lahayn habar gedir. Wa inay osman mahmoudkooda iskaga laabtan oo supervising ku samayo oo hadaf iyo qorsho uu dhig inay mar kale is dhisan sidi waagi loogu yimid oo sidan bay uu eekayeen. Lama abiidsan jirin waa been buu yiri abahay wa sheeko carur waxaasi. He said ask hawiye elders marku hiraab babacay saas bay ku laabteen wayna og yihin.

My dad said adiga uu tag and help them galmudug sidi waagi hore loo samaaye. He said his generation of friends ama dadka isku level ahayeen ma joggan, mana la sheekaysan kari wixi looga kici jiray kursiga markay yimadan. He means we are left with lower class people. My dad is amazed southerners hore ayaa growth fican samaye marki loo eego meeshay joggeen sida beelaha jubbayoinka, bay, bakool, xitaa afgoye iyo meelahasi. Hada same level bay uu eek yihin dadka degaanka ama wayba ka fican yihin. Marka he said this nation is going DOWNWARDS.

Even when puntland collapsed with somalia in 91. 8 Years habar gedir bay iska ahayeen. Wa normal marki mamul meesha ka baxo in sidasi la noqdo. Hiraab lama yaabayo anigu lakin 30 sano bay san yihin mana raban in loo tago sidi waagi hore oo xal kasto soo dhowayn jireen.

Anyways there is no pride sxb in being lawless, marki abdillahi iyo nacaski ishaysteen jama..someone got rid of him..somali kale loo yeeray inay na dhex galan. Wax kasto laysku badbadin karo ceeb kuma jiro. Iyagu sidasi ma aha chaos iyo inay dhintan bay ka jecel yihin inay nooladan.
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top