UPDATE:
www.caasimada.net

Galmudug oo shaki gelisay shirka Xalane, shaacisayna nooca shir ee ay dooneyso
Dhuusamareeb (Caasimada Online) - Maamulka Galmudug ayaa shaki weyn geliyey shirka Xalane, islamarkaana sheegay inay doonayaan shir ay Soomaalida dhexdeeda is-maamusho, oo ay marti geliyaan dowladda federaalka ama dowlad goboleedyada. Hadalkan ayaa waxaa sheegay Wasiirka warfaafinta dowlad...
