Galmudug launches immediate drought relief

Status
Not open for further replies.
Gaalkacyo District
Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Dowlada Galmudug ayaa gargaar biyo dhaamin u sameeye Tuuloyinka Abaaraha saameeye ee bari iyo galbeed ka xiga Magaalada Gaalkacyo







Caabudwaaq District

Senator Abshir Bukhaari ayaa gurmad biyo ah u fidiyay qaar kamid ah dadka xoolo dhaqatadaa ee kunoo tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Caabudwaaq.

 
Last edited:
Galbarwaaqo
Hormuud foundation oo biyo dhaamin u samaysay 1400 qoys
0VoLPBE.gif





Saax Quran
KTLAPzN.png

540SzP3.png

fp9bj0x.png
 
Bandiiradley District
Ilaa 60 Qoys oo ay Sameyn ku yeelatay Abarta ka jirta Deganada Galmudug ayaa loo Sameyey Rashin qeybin iyo Biyo Dhamain, Dadkaas oo ku suganaa Duleedka Degmada bandiradley.
Deeqdan oo isugu jirtay biyo iyo Raashinka ayaa wax soo dhiibay Gabdhaha Jaaliyada Galmudug ee Wadanka Qadar waxayna ugu tala galeen in ay ugu Gurmadaan Walalhooda Dhibateysan ee ku nool Deganadasi .
Deeqdaan ayaa wax loo soo wakiishay. Sharaxle Siciid Barqadle oo ka mid ah dhalinyarada Gaalkacyo.

6-3-768x432.jpg

7-3-768x432.jpg

1-5-768x432.jpg
 
Status
Not open for further replies.
Top