Galmudug gunmen turn on eachother. 6 dead

Status
Not open for further replies.

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
Dagaal-Cadaado.jpg

Dhanka bari ee magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug ayaa rasaas xooggan ka dhacdey gelinkii danbe ee Axadda, kadib markii ciidamada nabad sugiddu halkaas gaareen.

Wararka Horseed Media heleyso ayaa sheegaya in ciidamada nabadsugidda iyo koox isbaaro dhigtay dhanka bari ee magaalada Cadaado ay isku dhaceen.

Wararku waxay sheegayaan in ugu yaraan 6 qof ku dhyimatey kuwaas oo kamid ahaa Malayshiyaadkii Isbaarada dhigtey.

Waxaa rasaasta wiiftada ah halkoodi ugu tagtey dad shacab ah kuwaas oo ku dhaawacmey waxaana la geeyey isbitaalka sida qaar kamid ah dadka ku sugan Cadaado ay Horseed u sheegeen.

https://horseedmedia.net/2017/08/20/6-qof-oo-lagu-diley-dagaal-ka-dhacay-degmada-cadaado/
 
Ducaale

President 2k20

lol bro I got people on the ground there it was a long brewing beef between two groups selling khat, one of them thought it was good idea to put isbarro against the other.
 
Ducaale

President 2k20
Dagaal-Cadaado.jpg

Dhanka bari ee magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug ayaa rasaas xooggan ka dhacdey gelinkii danbe ee Axadda, kadib markii ciidamada nabad sugiddu halkaas gaareen.

Wararka Horseed Media heleyso ayaa sheegaya in ciidamada nabadsugidda iyo koox isbaaro dhigtay dhanka bari ee magaalada Cadaado ay isku dhaceen.

Wararku waxay sheegayaan in ugu yaraan 6 qof ku dhyimatey kuwaas oo kamid ahaa Malayshiyaadkii Isbaarada dhigtey.

Waxaa rasaasta wiiftada ah halkoodi ugu tagtey dad shacab ah kuwaas oo ku dhaawacmey waxaana la geeyey isbitaalka sida qaar kamid ah dadka ku sugan Cadaado ay Horseed u sheegeen.

https://horseedmedia.net/2017/08/20/6-qof-oo-lagu-diley-dagaal-ka-dhacay-degmada-cadaado/
AUN to the dead but the situation is mostly under control now, the group put down the isbarro and returned to there usual area. From what i'm hearing its actually quite a large militia consisting of 15 cars and 300 men, a divison of them set up the isbaroo and locals reported them to the gov, then the militia men and the NISA officers fought in a gun battle, some of the casualties were innocent people (AUN).
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.
Top