Ugariyahan YusufMa reer Samatar ba tahay @DR OSMAN View attachment 84911
Manshallah BooweUgariyahan Yusuf
Anyax munchers
Manshallah Boowe
Abaha wa mangab..... Hadhu aqli qabo adiga bu ku aqliyenlaha lolHadi Manta Bayla la yirahdo Madowka meel is-taga iyo Muse Suldan meel is-taga loooool. Wallahi oo billahi oo tollahi abahay ayaa wacad ku maray muse suldan waa boqol niin iyo adeerkooda.
Ugariyahan Yusuf
@DR OSMAN waliga ma maqlin miya Muslim iyo muse sultan lol
Inta magaalo muse sultan dago 1. Dhuudo 2. Dhudhub 3. Dhuur 4. Qoton 5. Xafuun 6. Caris ( waa xeeb ) iyo 7. Meygaa Badda hindiyana waxa ku dherersan : 1- Lamiya 2- Fundhuca 3- Burbur 4- B/baila 5- Ceel-dhidir 6- Kulule 7- Durdura 8- Dhalinbaar 9- Qundheed @DR OSMAN I sheeg hal tuulo Bah dubeeys daago lol