بِسْــــــــــــــــــمِ اﷲِالرَّحْمَنِ اارَّحِيم
Aniga oo Ah Ugaas Maxamed Kayse Ugaas Faarax, Waxaan Bogaadinayaa kulankii Maanta ka dhacay Magalada Mogadisho oo ay isugu yimaadeen Mudanayaasha ku jira Baarlamaanka DF iyo Waxgaradka Beelaha Sade.
kulankan waxuu ahaa Kulan Barakaysan
Waxan Umahad celinayaa dadkii soo abaabulay iyo intii kasoo qayb gashay kulankan.
Waxaan Talo ku soo jeedinayaa in aad Wadajir Oga shaqeysaan Midnimada Beelaha Sade iyo Umadda Soomaaliyeed, Si gaara waxaa ugu Baaqayaa Walaalihii ku kala irdhoobay Siyaasada inay hada midoobaan, una shaqeeyaan Dalkooda iyo Dadkoda
وَبِاللهِ التَّوْفِيْقُ والهِدَايَةُ وَ السَّلاَمُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ اللهِ
Our Ugaas, our representatives and our local admin all giving full bay'ah to the new President Hassan Sh Maxamuud, we are united in our support of his excellency.