Waxaas oo vidoes ah u ma jeedaan markaasey sharanshuur ku careern iyo mixed border village


Laamiga hiiraan buuloburde iyo matabaan inta u dhaxeysa wuxuu maraa bariga wabiga.
From buuloburde to Jowhar galbeedka ayuu ka maraa wabiga. Dhulkaan asalkiisa Gugindhabe aa lahaa laakin Xawaadle ayaa la wareegay 100 sano ka hor!
Buuloburde waxay u taal galbeedka wabiga laamiga wuxuu ka galayaa Marehandada. Only the airport is in bariga wich is our policy for saftey waayo galbeedka waa mixed. Hawadle waa 80% buuloburde oo galbeedka wabiga dhacda
Baadicade oo dhulkaan ka qabsanay ayaa waxaa u soo harey buurweyn o laamiga ku taal iyo quracley oo bariga ka xigta laamiga. Inta kale waa mixed sida jimbiley iyo fiidow hiiraan. Fiidow shabelada dhexe waxaa u badan yabar madaxweye waxaa ku xiga cali ganeey oo ahaa nin yaar madaxweyne ah iyo kiliga shiinaha. Kadib bas waa xawaadle kaliya ilaa Jowhar.
Gobalka Shabeellada dhaxe 17 qabiil ayaa Dagan hadane inta badan maba dhahaan waan daganahay hala ogaadeey iyo waxaas waayoo Daganaasho kaliyax maahane way leeyahiin,
17 kaas Dagan ayaan ka mid nahay Magaalada Jowhar waxaan ka daganahay Xaafada Hanti wadaag
Lanta 2 iyo lanta 3 aniga bas bay ii xiran tahay jowhar
Tuulooyinka Hoos yimaado jowhar kuwa ugu badan anaa Dagan cadeeyn inta Hoose ayaa kuu ah midne ogaaw Jowhar Dagmo noqon mayso hadeeysan haaysan dhul Hoos Yimaado oo Deegaan ah Tuulooyinkii jiray Tuuladii ugu wayneed ayeey xiligaas aheed kuwa hoos ku yaal dadkeeda ayaana meesha Camiro
1 Dha.ifo
2 Dagmada Burane
3 Cali ganey
4 Dhurwale
5 Dabeyley
6 Kilig shinaha
7 Cali dere
8 buulada nuur Isaaq dhagawayne
9 libiga
10 Hilfoole Aaga Cabdule Ciyoow
11 buulada Nuur Isaaq
12 Dr Guure Ciye Aargada
Waxaa sii dheer Garoonka Diyaaradaha Jowhar waa Beerreeydii cid walbaa og taas
Intaas waxaa sii dheer Beeraha Balcad ilaa Buurane ku yaal marka oday jowhar Buula Xaar ka Dagan ku yiraah Hiiraan Xawaadle bas ma dagano Cabtooy miyaa ayaan is dhahaa Adeeroow Shabeellada dhaxe Unugaa leh
View attachment 273139
View attachment 273140
View attachment 273141
View attachment 273141
View attachment 273142
View attachment 273136