Gabooye Mujahideen fighting for justice! Finally

Status
Not open for further replies.

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
Deg Deg Daawo Video:Dhulbahante iyo Isaaq Oo Yaabay Kadib Markii Beel Xoog ku Degtay Dhulka U Dhexeya Horufadhi iyo Gocondhaale!!
May 29, 2017 - 9 Aragtiyood

Beelweyna Gabooye ama Madhibaan gaar ahaan beesha Sacad oo mudo faro badan soomaalidu iska kaashatay Silica iyo Bahdilka Beeshaasi ayaa Maanta Qaaday talaabo Guul Ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO
Gabooye Waxaa soomaalidu ku haysa Dhibta iyo Takoorka ugu badan ama ugu Xun.waxaana intaas u raaca Beesha Gabooye in aysan lahayn Meel ay dagan Dhul weynaha Somalia .



Hadaba waxaa maanta is abaabulay Beesha Madhibaan gaar ahaan sacad kuwaaso Xoog Ku Degay Dhul Xududeedka Udhexeeya Habar jeclo iyo Dhulbahnate gaar Ahaan magaalooyinka Horufadhi iyo Gocodhaale.



Beesha Gabooye waxa ay ugu baaqday Shacabweynaha gabooye Qurba Joogtooda iyo Isimadooda in ay badalaan Dhaqankii Hore Iskana Tuuran Reeryada Dulinimada ah soona Caawiyan Deegaanka Dhankasta Hadii ay tahay rasaas iyo hadii ay tahay Deegaamaysigaba.



Isku Soo wada Duubo Talaaban Beesha Gabooye Gaar Ahaan Jufada sacad Qaaday ayaa ah mid Dhiiri Galin Mudan Noqonasana Mid taariikhi ah.



I support their jihad against dhulm.
 
giphy.gif
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Where can I donate to this movement? I will support a Gabooye/Madhibaan movement.

The madhibaan in Mudug are armed to the teeth :salute:
 

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Mashallah Tabarakallah!

I support them but I hope they don't try this stunt at HG land, sum grandmaz gunna get burnt:cosbyhmm:
 
I say crush them. It's too late now, they should've done this centuries ago. Setting up a degaan for your clan in another clan's land is asking for trouble.

They should seek peaceful means maybe through civil disobedience like the great Mahatma Ghandi or Martin Luther King Jr.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top