GABAY - Qalbi Dhaawacan

Hodan from HR

Be Kind Online.
Staff Member
Qalbi Dhawacan.
Ninkii iyiraa dhab baan kuu doonaya,

Waxaan kuira dhaqsaba,
Waxaan ahay rux ladhibey,

Raga lexda dhowr aheyn,
Ayuu waqti igaaga dhumey,

Maxaa nolol kuladhisa,
Maxaa roog kuu dhigaa,

Kun iyo kow iladhashe,
Ayaa qalbiga iga dhawacee,

Wixii igu dhacay inaan dhamaan kaa jari lahaa,
Niyadu dhimatee kajoog,

Intaa kaa dhuuman lahaa,
Intaa ku dhici lahaa,

Intaa kuugu dhigilaha,
Dhagta neh kuugu damin lahaa,

Intaa kuugu dhuri lahaa,
Benta neh kuugu dhaamin lahaa,

Dareen kuugu dhibilahaa,
Dhaayaha kaa awdaan lahaa,

Hada dhowdahee isqabo,
Midkale dhinaceeda ad,

Qance ee haisoo dawaan.
 
Qalbi Dhawacan.
Ninkii iyiraa dhab baan kuu doonaya,

Waxaan kuira dhaqsaba,
Waxaan ahay rux ladhibey,

Raga lexda dhowr aheyn,
Ayuu waqti igaaga dhumey,

Maxaa nolol kuladhisa,
Maxaa roog kuu dhigaa,

Kun iyo kow iladhashe,
Ayaa qalbiga iga dhawacee,

Wixii igu dhacay inaan dhamaan kaa jari lahaa,
Niyadu dhimatee kajoog,

Intaa kaa dhuuman lahaa,
Intaa ku dhici lahaa,

Intaa kuugu dhigilaha,
Dhagta neh kuugu damin lahaa,

Intaa kuugu dhuri lahaa,
Benta neh kuugu dhaamin lahaa,

Dareen kuugu dhibilahaa,
Dhaayaha kaa awdaan lahaa,

Hada dhowdahee isqabo,
Midkale dhinaceeda ad,

Qance ee haisoo dawaan.
Masha'Allah, your Somali has improved quite a bit, well done her ladyship.

--------------------------------
Slight spelling corrections.

Ninkii i yidhaa[3] dharaar, dhabbaan kuu doonayaa,
Waxaan ku idhaa[3] dhaqsaba, waxaan ahay ruux la dhibay,

Rag aan naxli[1] dhawrahayn, ayuu waqti iga ga dhumay,
Maxaan nolol kula dhisaa, maxaan roog kuu dhigaa,
Kun iyo kow ila dhashaa, qalbiga iga dhawacee,

Wixii igu dhacay intaan, dhamaan kaa jari lahaa,
Niyadu dhimatee ka joog,

Intaa kaa dhuuman laa, intaa ku dhici lahaa,
Intaa kugu dhigi lahaa, dhagtana kugu damin lahaa,

Intaa kugu dhuri lahaa, beentana kugu dhaamin laa,
Dareen kugu dhibi lahaa, dhaayaha kaa awdan laa[2],

Haddaad dhawdahee is qabo, mid kale dhinaceeda aad,
Qancee ha ii soo dhawaan.

--------------------------------
[1] I could not hear it correctly, but think it is 'laxni', an envious sentiment.
[2] Laa is the same as lahaa, and is interchangeable for flow.
[3] 'Yidhaa' is the same as 'yiraa', and so is 'idhaa & iraa', but it has been shown, by the literari class, 'dh' is the correct form, albeit is passed as regional.
 

Hodan from HR

Be Kind Online.
Staff Member
Masha'Allah, your Somali has improved quite a bit, well done her ladyship.

Thank you soooooo much walaalo, it means alot coming from you! 😊


--------------------------------
Slight spelling corrections.

Ninkii i yidhaa[3] dharaar, dhabbaan kuu doonayaa,
Waxaan ku idhaa[3] dhaqsaba, waxaan ahay ruux la dhibay,

Rag aan naxli[1] dhawrahayn, ayuu waqti iga ga dhumay,
Maxaan nolol kula dhisaa, maxaan roog kuu dhigaa,
Kun iyo kow ila dhashaa, qalbiga iga dhawacee,

Wixii igu dhacay intaan, dhamaan kaa jari lahaa,
Niyadu dhimatee ka joog,

Intaa kaa dhuuman laa, intaa ku dhici lahaa,
Intaa kugu dhigi lahaa, dhagtana kugu damin lahaa,

Intaa kugu dhuri lahaa, beentana kugu dhaamin laa,
Dareen kugu dhibi lahaa, dhaayaha kaa awdan laa[2],

Haddaad dhawdahee is qabo, mid kale dhinaceeda aad,
Qancee ha ii soo dhawaan.

--------------------------------
[1] I could not hear it correctly, but think it is 'laxni', an envious sentiment.
[2] Laa is the same as lahaa, and is interchangeable for flow.
[3] 'Yidhaa' is the same as 'yiraa', and so is 'idhaa & iraa', but it has been shown, by the literari class, 'dh' is the correct form, albeit is passed as regional.

Great feedback. I appreciate alot :it0tdo8::it0tdo8:

I see that I kept combining words that are suppose to be separate. I hope this is something I can improve on with more practice. My focus was on getting the 'dh' and 'd' sounds right since that's my biggest weakness when writing in af somali.. πŸ˜…
 

Hodan from HR

Be Kind Online.
Staff Member
@π’‹π’–π’†π’”π’–π’•π’ˆ Could I bother you for an English translation of another poem by Ayaan Kaaba, please? πŸ˜‡


Dadkoo nacas igu ogayn,
Marbaan qaata dulmiga,
Marbaan doqon liito iyo,
Nolosha matala dabaal,
Wayaha u noqdaa daciif,

Danbaa leeye marbaan,
Dadnimo wacan muujiya,
Dambiga qof kale galoo,
Dagteyda marbaan sudha,
Dulqaata oo socdaa,

Marbaan damaceyga iyo,
Darenkeygaba qarshaa,
Ayaamahan daalka badan,
Marbaan dalbadaa adeg,
Waqtiga daba luudiya,

Duruufta marbaan naca,
Daryeelka marbaan tabaa,
Ifkaba doorkaan mudnan,
Marbaan doona wacnaan,
Marbaan doona wacnaan,

Dunida malmaan karaahda,
Daqiiqado waan farxaa,
Dharaaraan diif mutaa,
Ladooda nolosha bas,
Anigoo dagay baan arka,

Marbaan noolaha darsaa,
Dabeecaado kala baxaa,
Anoo daacad marbeey,
Qotxo iyo dabin ii dhiigan,

Anoo dirqi maar kuheley,
Marbaan dahab baayacaa,
Anoo dacas ibsan karin,
Marbaan labis deeya,
Dusheyda dhalaaliyaa..
 

Hodan from HR

Be Kind Online.
Staff Member
Did you make it

jon stewart wish GIF
 
@π’‹π’–π’†π’”π’–π’•π’ˆ Could I bother you for an English translation of another poem by Ayaan Kaaba, please? πŸ˜‡


Dadkoo nacas igu ogayn,
Marbaan qaata dulmiga,
Marbaan doqon liito iyo,
Nolosha matala dabaal,
Wayaha u noqdaa daciif,

Danbaa leeye marbaan,
Dadnimo wacan muujiya,
Dambiga qof kale galoo,
Dagteyda marbaan sudha,
Dulqaata oo socdaa,

Marbaan damaceyga iyo,
Darenkeygaba qarshaa,
Ayaamahan daalka badan,
Marbaan dalbadaa adeg,
Waqtiga daba luudiya,

Duruufta marbaan naca,
Daryeelka marbaan tabaa,
Ifkaba doorkaan mudnan,
Marbaan doona wacnaan,
Marbaan doona wacnaan,

Dunida malmaan karaahda,
Daqiiqado waan farxaa,
Dharaaraan diif mutaa,
Ladooda nolosha bas,
Anigoo dagay baan arka,

Marbaan noolaha darsaa,
Dabeecaado kala baxaa,
Anoo daacad marbeey,
Qotxo iyo dabin ii dhiigan,

Anoo dirqi maar kuheley,
Marbaan dahab baayacaa,
Anoo dacas ibsan karin,
Marbaan labis deeya,
Dusheyda dhalaaliyaa..
An initial draft in hasty, to be improved.

1. Etsi not deemed a simpleton by the masses,
Yet, on occasion I bear culpability,
Feign a twat, on occasion I temp,
A witless in life, I purport,
Fall prey to the elements, I might,

2. With intent on occasion, I am,
Virtue signal I may,
Transgression perpetrated by another,
On occasion, borne unto mea ridgly beam I might,
With patience, hop along I do,

3. On occasion, of mere desire,
Hide my sentiment I might,
Of many onerous, if laborious a day,
Peition fortitude I might,
Abiding of the times I follow suit,

4. Loathe, on occasion of misfortune, I may,
Aegis, on occasion I crave,
A worthy stature in life, commensurate of ego,
On occasion, virtue I seek,

5. In days, detest the world I do,
In seconds, jubilant I become,
In days, inflicted I am,
Of this infernal life, debate I on occasion do,
Then, state of serene I see myself in,

6. On occasion, court death I do,
Yet, in haste I then desist,
Disavow Satan, I exert,
Distance of the wicked, I desire,
Aplenty in remembrance of the Almighty, I enroll,

7. In days, detest the world, I do,
In seconds, joyous I become,
In days, inflicted I become,
Then, serene I find myself,

8. On occasion, inspect the living, I do,
Off its nature, I glean,
On occasion, in honesty I beckon,
Yet, a trap, a thorny bush, lay in my path, they often do,

9. Procured copper by chance, as I do,
Yet, on occasion, bargain for gold, I temp,
Unable to acquire clogs,
On occasion, in pursuit of fine garb, I do,
yet, glint, and gloss mea visage, I often do.

---------------------------
Original 'Maanso' :
1. Dadkoo nacas igu ogayn,
Marbaan qaata dulmiga,
Marbaan doqon liidatiyo,
Nolosha matalaa dabbaal,
Wayaha u noqdaa daciif,
2. Danbaa leeyee marbaan,
Dadnimo wacan muujiyaa,
Dambiga qof kaleeto galo,
Dagtayda marbaan sudhaa,
Dulqaataa oon socdaa,
3. Marbaan damacaygaiyo,
Dareenkeygaba qarshaa,
Ayaamahan daalka badan,
Marbaan dalbadaa adayg,
Waqtiga daba luudiyaa,
4. Duruufta marbaan nacaa,
Daryeelka marbaan tabaa,
Ifkaba doorkaan mudnaa,
Marbaan doonaa wacnaan,
5. Dunida malmaan karhaa,
Daqiiqado waan farxaa,
Dharaaraan diif mutaa,
Ladoodaa nolosha baas,
Anoo dagay baan arkaa,
6. Marbaan wadka door bidaa,
Haddana degdeg uga noqdaa,
Shaydaankana dayriyaa,
Xumaantana daadiyaa,
Digriga Rabbi xoojiyaa,
7. Dunida malmaan karhaa,
Daqiiqado waan farxaa,
Dharaaraan diif mutaa,
Ladooda nolosha baas,
Anoo dagay baan arkaa,
8. Marbaan noolaha darsaa,
Dabeecaado kala baxaa,
Anoo daacada marbay,
Qotxiyo dabin ii dhigaan,
9. Anoo dirqi maar ku heley,
Marbaan dahab baayacaa,
Anoo dacas iibsan karin,
Marbaan labis daydayaa,
Dushayda dhalaaliyaa.
 
Last edited:

Hodan from HR

Be Kind Online.
Staff Member
An initial draft in hasty, to be improved.

1. Etsi not deemed a simpleton by the masses,
Yet, on occasion I bear culpability,
Feign a twat, on occasion I temp,
A witless in life, I purport,
Fall prey to the elements, I might,

2. With intent on occasion, I am,
Virtue signal I may,
Transgression perpetrated by another,
On occasion, borne unto mea ridgly beam I might,
With patience, hop along I do,

3. On occasion, of mere desire,
Hide my sentiment I might,
Of many onerous, if laborious a day,
Peition fortitude I might,
Abiding of the times I follow suit,

4. Loathe, on occasion of misfortune, I may,
Aegis, on occasion I crave,
A worthy stature in life, commensurate of ego,
On occasion, virtue I seek,

5. In days, detest the world I do,
In seconds, jubilant I become,
In days, inflicted I am,
Of this infernal life, debate I on occasion do,
Then, state of serene I see myself in,

6. On occasion, court death I do,
Yet, in haste I then desist,
Disavow Satan, I exert,
Distance of the wicked, I desire,
Aplenty in remembrance of the Almighty, I enroll,

7. In days, detest the world, I do,
In seconds, joyous I become,
In days, inflicted I become,
Then, serene I find myself,

8. On occasion, inspect the living, I do,
Off its nature, I glean,
On occasion, in honesty I beckon,
Yet, a trap, a thorny bush, lay in my path, they often do,

9. Procured copper by chance, as I do,
Yet, on occasion, bargain for gold, I temp,
Unable to acquire clogs,
On occasion, in pursuit of fine garb, I do,
yet, glint, and gloss mea visage, I often do.

---------------------------
Original 'Maanso' :
1. Dadkoo nacas igu ogayn,
Marbaan qaata dulmiga,
Marbaan doqon liidatiyo,
Nolosha matalaa dabbaal,
Wayaha u noqdaa daciif,
2. Danbaa leeyee marbaan,
Dadnimo wacan muujiyaa,
Dambiga qof kaleeto galo,
Dagtayda marbaan sudhaa,
Dulqaataa oon socdaa,
3. Marbaan damacaygaiyo,
Dareenkeygaba qarshaa,
Ayaamahan daalka badan,
Marbaan dalbadaa adayg,
Waqtiga daba luudiyaa,
4. Duruufta marbaan nacaa,
Daryeelka marbaan tabaa,
Ifkaba doorkaan mudnaa,
Marbaan doonaa wacnaan,
5. Dunida malmaan karhaa,
Daqiiqado waan farxaa,
Dharaaraan diif mutaa,
Ladoodaa nolosha baas,
Anoo dagay baan arkaa,
6. Marbaan wadka door bidaa,
Haddana degdeg uga noqdaa,
Shaydaankana dayriyaa,
Xumaantana daadiyaa,
Digriga Rabbi xoojiyaa,
7. Dunida malmaan karhaa,
Daqiiqado waan farxaa,
Dharaaraan diif mutaa,
Ladooda nolosha baas,
Anoo dagay baan arkaa,
8. Marbaan noolaha darsaa,
Dabeecaado kala baxaa,
Anoo daacada marbay,
Qotxiyo dabin ii dhigaan,
9. Anoo dirqi maar ku heley,
Marbaan dahab baayacaa,
Anoo dacas iibsan karin,
Marbaan labis daydayaa,
Dushayda dhalaaliyaa.

Thanks youuuuuu soooooo much!!

Thank U GIF by Simian Reflux
 

Hodan from HR

Be Kind Online.
Staff Member
@π’‹π’–π’†π’”π’–π’•π’ˆ
I asked chatgpt to rewrite your version into simpler English..

Snl Bag GIF by Saturday Night Live





1. Sometimes people don't think I'm foolish, but occasionally I'm to blame. I can act foolish at times, and I may seem clueless in life. I can be affected by the weather.

2. I can have intentions at times and show off my good deeds. Sometimes I'm blamed for others' wrongdoings, and I might have to be patient.

3. Occasionally, I hide my feelings, especially on difficult days. I seek strength in challenging times and go along with what's happening.

4. I might dislike things when they go wrong and seek protection at times. I aim for a respectable life and try to be virtuous occasionally.

5. I can dislike the world for days but become happy in seconds. I can have tough days and ponder life's difficulties, but I also find moments of peace.

6. Sometimes, I think about risking my life but stop quickly. I reject evil, want to distance from wickedness, and remember the Almighty.

7. I can dislike the world for days, then quickly become joyful. I may have tough days but find moments of peace.

8. Occasionally, I observe living things and learn about their nature. I sometimes ask honest questions but often encounter obstacles.

9. I occasionally come across copper by chance, but I also haggle for gold at times. I can't always get nice shoes, but I try to look good, even if it's challenging.
 
@π’‹π’–π’†π’”π’–π’•π’ˆ

What's the difference between Maanso and Gabay?
With there being 'tix & tiraab' (verse & prose), 'Maanso' is the generic term for 'tix (verse)', and 'Gabay' and 'Jiifto' are more specific to the style. Like songs, which are technically 'heesa hawleed' would fall under 'jiifto'. 'Gabay' has strict rules and conditions to abide by, and if one deviates from it, it is called 'deel qaaf', and revered poets do not take kindly to aspiring literary scions failing to comply for convenience, as has become rather common of late, whereas 'Jiifto' has loose, rather forgiving rules and conditions. I shall see if I could locate a clip where Gaariye illustrates differences, said rules, and conditions.
 
These poems seems so therapeutic. Expressing the pain and emotions from different experiences. Qalbigeyga ayee taabteen. Mahadsanid abaayo macaan @Hodan from HR

If you have more, please share it
sad drama GIF by ZEE TV



In regards to the first poem: This is why I’m against people (both genders) messing with other’s hearts. Qof qalbigiis ku siiyey in lugu ciyaaro ma aho.
 
Last edited:

Hodan from HR

Be Kind Online.
Staff Member
These poems seems so therapeutic. Expressing the pain and emotions from different experiences. Qalbigeyga ayee taabteen. Mahadsanid abaayo macaan @Hodan from HR

If you have more, please share it
sad drama GIF by ZEE TV

I love poetry but had some reservations on the af somaaliga ones. It is an interesting field to explore I gotta say. Nothing tops getting your feelings validated in the mother tongue plus you never know what gems you'll find everytime you read a new one.. πŸ₯° ☺️

Haaye macaanto, I'll tag you when I post new ones, inshallah πŸ™Œ


In regards to the first poem: This is why I’m against people (both genders) messing with other’s hearts. Qof qalbigiis ku siiyey in lugu ciyaaro ma aho.

You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
 
I love poetry but had some reservations on the af somaaliga ones. It is an interesting field to explore I gotta say. Nothing tops getting your feelings validated in the mother tongue plus you never know what gems you'll find everytime you read a new one.. πŸ₯° ☺️

Haaye macanto, I'll tag you when I post new ones, inshallah πŸ™Œ




You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Aamiin! We learn from those moments and try not carry that into the future. It’s in those moments we see the true character of a person. Qof wanaagsan ma jeclo dhibka lugu suubiyey in qofkale ku sameeyo.
 
Top