Waxyer aa isoo gaari Lyrics
Annigana Wanaag leen adigu kuu wadaa
Adigana waxyeelaa adna igu wadaa
Waxyaraa isoo gaaray
Wajigaa ma fiicnee
Yaa hoosta kaa waalay
Wanaagii wadanee aawayee
Wacadkiina dhiganee aawayee
Wehelkii isku ogayn aawayhee
Adigana waalo ha is waalinee
Wado wayna waa taasee
Nagula kala wadee
Warkaa waa isoo gaaray
Wareeraad wadaa ii
Waxaan suubaneen
Annigana wanaag lee adi kuuwadaa
Adigana sakiin ad igu wadaa
Waxyaraa isoo gaaray
Wajigaa a fiicnee
Yaa hoostta kaa waalay
Waabtii gali lahayn aawayee
Wajigi wadi lahayn aawayee
Wehelkii noqon lahayn aawayee
Adigana waalo ha is waalinee
Wado wayna waa taasee
Nagula kala wadee
Warkaa waa isoo gaaray
Wareeraad wadaa ii
Waxaan suubaneen
Annigana Wanaag leen adigu kuu wadaa
Adigana waxyeelaa adna igu wadaa
Waxyaraa isoo gaaray
Wajigaa a fiicnee
Yaa hoostta kaa waalay
Adigana waalo ha is waalinee
Wado wayna waa taasee
Nagula kala wadee
Warkaa waa isoo gaaray
Wareeraad wadaa ii
Waxaan suubaneen
