Funny Prof Dalxa

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wa runtisa, calamki dhan ayaa qiimaye somalia oo la kala qaybiye sadex meelood. 1. Koonfur. 2. Waqoyi Galbeed. 3. Waqoyi Bari. Waxana keenayso hadee niin gurigisa ka bixi karin baahidisa isku mid aha meelaha kale ee dalka. Ma ahayn in federal iyo sheekadasi weli lala hadlo ninkani, waa inu horta gurigisa ugu bixi kara si nabad ah oo bananka ku socon kara. Puntland waa inay arimaha koonfur ka tanaasusha illa uu ninkani bananka ku socon karo si nabad ah oo dawlad haysto oo shaqaynayso oo aan ahayn mid magac sida galmudug/hirshabelle.

Ma adaa federal ka hadli lahayd hadi aadan bananka mari karin malin kasto in puntland? wa may
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top