Waxaan maalmahaan si isdaba joog ah baraha bulshada ugu arkayay xildhibaanno aan aragti ahaan ka mideeysannahay oo si kulul uga hadlayo xukunka madaxweyanaha waqtigiisu dhamaaday iyo ku darsashada sharciga baalmarsan oo uu golaha sharci dejinta Sameeyay.
Waxay sidoo kale xildhibaannadaasi si adag u garab istaageen General Saadiq Joon oo isna ka horyimid mudda kordhintaas.
Intaasi waxaa dheeraad ku ahaa oo ay kooxdaasi xildhibaannada ah ku xadgudbeen shaqsiyadda Wasiir C/rashiid Xasan Cabdinuur oo ah qof aysan ogaal durugsan u lahayn.
Raggaasi waxaan leeyahay dalku waa deegaanno Cid walibana deegaankeed sida ey ka yeelanayiso waa wax iyaga quseeyo oo u gaar ah Wasiirkuna wax danbi ah oo uu galay ma jirto ee sida Saadiq looga xadgudbay unbaa Wasiir Cabdirashiid isaguna loogu xadgudbay.
Waxaan xildhibaannadaasi ku baraarujinayaa in ay ka dhawrsadaan weeraha garaafeynta shaqsiga ah.
We always hear N&N will split into clans, but its actually the opposition splitting into clans and subclans, the latest Madasha Musharaxinta meeting was fail and they are starting totally disintegrate, as usual the losers are one group I won't mention here who have been repeatedly warned. You will see some of the opposition try to clean up their image by distancing themselves from others going forward as they prepare for 1m1v, while others will be even more deeply entrenched on their anti-government stance.