The Midlands
VIP
There is a fierce Qabiil campaign from the former "wadaniyiin" after they failed in Xamar they resorted to their true tribalism colours they have always been tribalists. Journalist Geylan who meets Fahad Yasin secretly is one of their their mouthpieces who spreads this Fake News. yes there is alot of CBB with "lataliyaal" and afhayeen title so its natural that their "posts" to go with the former regime as "their lataliyaal" and many of them hail from waqooyi. CBB money now goes to the war front.
Xasan,ayaa ka saaray Dowlada Dad kasoo jeeda Puntland waa qaylada ugu badan ee kasoo yeeraysa kooxo isbiirsaday.
Fahad Yaasiin iyo kooxdiisii Saxaafada ee Turkiga fadhiday ayay ubadan yihiin kuwa qaylinaya.
Hadafka Fahad Yaasiin,waa Laba arimood oo kala ah...
1.Beesha Maxamuud Saleebaan in ay ku kiciyaan Beelaha kale ee Mj.Harti iyo Daarood oo ay ku shubaan Farmaajo la dagaalkiisii maxaa laga faa'iday?
2.In ay salaan ay ufuulaan Mucaaradida Xasan Shiikh ay ka dhigtaan qadiyada xilal ka xayuubinta.
Waxaan leenahay hadaan nahay reer Puntlaand Xasan maleh Sadex arimood oo uu lahaa Farmaajo...
1.Xasan horumarka iyo Nolosha reer PL khatar kuma ahan.
2.Xasan midnimada Bulsho iyo nidaamka Puntland khatar kuma ahan.
3.Xasan ma'ahan Qof lagu tilmaami karo Axmaq oo waa Nin og waaqiciga waxna fahmi kara.
Ugu danbayn Xasan..
Shahaado Arday ma hor istaagin.
Dekeda Garacad ma hor istaagin.
Dekeda Bosaso ma hor istaagin.
Xamar Dowladnimo kama dhawa Xasana waa fahansan yahay,waxuuna abuuray jawi deganaan Siyaasadeed ah iyo in uu xal ka keeno Beesha uu ku matalo awood qaybsiga.
Jibril Qoobey.

Last edited: