Bohol
VIP
Dhegayso: INDHOSHEEL “Soomaliland ayaa ka dambaysay Qaraxii Buuhoodle Waxaanu haynaa Cadaymo” (Waraysi)
Buuhoodle ( Kalshaale ) Madaxwaynihii Hore ee Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac ( Indhosheel ) ayaa Waraysi uu siiyey Madasha #60 kaga hadlay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Buuhoodle, Kaasi oo ay ku dhinteen C.fataax Maxamed Cali oo la Taliye usoo Noqday R/wasaarihii Hore ee Somalia Cumar Cabdirashiid iyo Axmed Maxamuud Doolaal oo Horay usoo Noqday Wasiirkii Arimaha Gudaha Khaatumo.
Wuxuu sheegay in Masuuliyiinta Weerarka lagu dilay ay Hormuud ka ahaayeen Halganka maamulka Somaliland looga saarayo deegaanada Khaatumo, Islamarkaana Sababta lagu beegsaday ay tahay Arintaasi oo ay Weerarka Fulisay Somaliland. Sida uu hadalka u dhigay.
Indhosheel ayaa Wuxuu sheegay inay hayaan Xaqiiqo iyo Cadaymo Rasmiya oo Arintaasi la Xidhiidha, islamarkaana Ayna soo Bandhigi doonaan inay Somaliland ka dambaysay Falkaasi.
http://kalshaale.ca/2018/08/02/dheg...xii-buuhoodle-waxaanu-haynaa-cadaymo-waraysi/