Finally we closed the cursed Liiqliiqato bridge

Watchout now cabaadka Al Shabaab enablerDahir Jeesow aas waa nala cunaqabateeyay maamulka "bari" aas maamulaa 🤣🤣

They have another Qoraxsin bridge open they dont mention it bc both sides are "Reer bari Xawaadle" 🤣🤣

Liiqliiqato is very dangerous to our officials/Maamul and business/hotels area that is dominated by our elite and waxgarad people its where i was staying in my visit to Baladweyne. The other bridge( B u u n do w eyn wich is older and was built by the Italians in 1930s is much safer bc we have checkpoint outside of Xaafada at the border with Howlwadaag in Waraaboole canal/Doonsubagle a mixed border area of Hawadle and Gaaljecel so any truck/car will be searched in there and even if they let it the Hawadle people will notice it when going through it and another checkpoint in the bridge lastly it connect with Xaawo taako after the business and Lamagalaay area. Liiqliiqato was built by Siyaad barre in early 1970s Xawaadle expended only to one side before Sharanshuurka and the other side is Gaaljecel so Al Shabaab is using the Gaaljecel side since they control their countryside.

Screenshot_20230930-125607.jpg

Screenshot_20230930-133720.jpg

Screenshot_20230930-125716.jpg

Screenshot_20230930-130606.jpg
View attachment 296411

This is the open one
Screenshot_20230930-135421.jpg

Screenshot_20230930-135902.jpg

Screenshot_20230930-140209.jpg
 
Last edited:
This video is only part of xaawo taako(without Nuurxawaad) and Buundoweyn the last part

Not shows Howlwadaag its behind the trees of Lamagalay. The bridge you see is buun do weyn both sides r hawadle. Its not shown kooshin and howlwadaag. After the song says igu beer dilaacshoo u buseylay maan baran the camera turns into B u u d o weyn. Before that you can see the direction of howlwadaag where the arrow points. The Island is Lamagalaay and the bridge is Bu u ndo weyn
Screenshot_20230930-143543.jpg

Screenshot_20230930-142839.jpg

Last edited:
Gaaljecelka kulaha Gapbeedka buundada aan anagana xirnay birtaas galbeedka waaya anagaa galinay maxay xiraan🤣🤣

Screenshot_20230930-164008.jpg

This is Hawadle's own bridge dhinaca daaraha dhaadheer ee muuqda waa Xaawo taako dhanka kalana B u u n do weyn

If we need anything from Howlwadaag we can buy it through our Qoraxsin Xaafad.

Baladweyne waa 4 Xaafad laba bari ah ito labo Galbeedka ah mid waa Xawaadle midna gugundhabe

Sheekada bugta ah ee Galbeedka waa bas Gugundhabe waxba kama jiraan

Screenshot_20230930-163718.jpg

Screenshot_20230930-165510.jpg
 
Last edited:
Xawaadle are adopting walawayn resolution against Gaaljecel. 🤣🤣

Maxaad ogayn Loona baahanyahay inaad ogaatid qof walba waa ogyahay Xaafada holwadaag sidey tahay Inta qabiil ee kunool Inta ay la egtahay Laakin waxa jiro dad aan faahfaahin dheeri ah ka haysan Hadaba inta ka ogoow sedexda point ay Xaafadaasi Kulansatay

Point-ga Koobaad Xaruumaha aas aasiga

1: Hospital Kuma yaalo
2: Hotel Kuma yaalo
3: Suuqa Qudaar Kuma yaalo
4: Suuqa Ganacsiga Kuma yaalo
5: Saldhig Police Kuma yaalo
6: Xaruunta Degmada kuma taalo
7: Xaruunta Gobolka kuma taalo
8: Airpotka Beledwwyne Kuma yaalo
9: hal Jaamacad xitaa Kuma taalo
10: tobanka Iskuul Ugu waaweyn baladweyne midna Kuma yaalan

Point-ga Labaad Ganacsiga iyo aminga

1: Ganacsatadoodu Magalada Qeybaheda kalo uso shaqa tagaa
2: Maamada Caanaha subixi Weykaso Tagtaa habeenkina wey uhoyataa
3: Bajaajlaha Dagan Subixi Sidu uga soogudbo bundada habenki ku hoydaa
4: Ninka beertisa ay uso goday Suuqa dabageed Qudaartisa keenaa
5: Siyaasintooda Hal habeen xitaa kuma hoyan karaan xafadooda

Point-ga Sadaxaad Dhibataada iyo Aqlaaq xumada ay nagu hayaan

1: Kooxaha hubeysan ee Alshabaab Magalada Dadka kudila Dhamantod waxey daganyihiin Xaafadaas
2: Musiibo Walbo oo baladweyne kadhacda Waxa ay kuso gudubtaa Xaafadaas
3: Gaari walbo oo qarax waxa soo daminta Qof xaafadas dagan
4: Ayadoo Waxaas oo dhan ay jiraan siyasiyintoda Ficil aan ahayn in Xawadle mediaha laga caayo malahan
5: Dhalintooda Waa sido kale sidey nin iyo naag saqiir iyo kabiir uleeyihin

Suaasha labaad Ma saxbaa in ay wariyayashu adeegsadaan eray ah bariga iyo galbeedka baladweyne ?

Macquul maahan in Xaafad aaney Wax nolol aas aasi ahi kajiran Magaalada baladweyne dadka kunool ay katahay 10% in Magaalada Magaceeda Qeyb dhan ay xambaarsato jawabtu waa maya Waa iney Wariyaayashu isticmaalaan ( Xaafda Holwadaag ee duleedka Magalada baladweyne ✔️ )

Suaasha kale Xawaadle Maxaa lagudboon , Malaga yaaba in Walanweyn Season two Uu kudhaqaaqo Koleey asaa yaqaano Xalka magaladiisa iyo Waxa lagudboon Wabillahi Towfiiq

Screenshot_20231001-185346.jpg

View attachment 296619

What happened in walaweyn?
 
He is Cabdi Yusuf Hawadle reer Kismaayo, self-made guy who speaks Arabic, English, French and Sawahili works in the foreign ministry since 2011 bc of his languages. Mooryaanta arrested him bc he is non partisan but Ali Yare is exaggerating as usual. Inshallah he will be released soon we contacted with our mps over him.

Screenshot_20231003-025000.jpg

Screenshot_20231003-005902.jpg

Screenshot_20231003-004720.jpg

Screenshot_20231003-022527.jpg

Screenshot_20231003-012417.jpg

Screenshot_20231003-022551.jpg

Screenshot_20231003-011153.jpg

BTW the cursed bridge was oppened after their odayaal implored to us but restrictions were placed on them and too many checkponts will be placed in theur xaafad no truck will enter even their Xaafad without assurance let alone "Bariga"

This how they cant live without the real Baladweyne even naagihii Caanooleeydoodii waa laga xirey 🤣🤣

Screenshot_20231003-024714.jpg

Screenshot_20231003-024333.jpg
 
Last edited:

Trending

Top