The Midlands
VIP
This is my Hawadle-Kablalah highway: Feerfeer, Ceellahelay, Faydhac, Kudur, Galharoore Xawaadle ends here then gadhcilaan of bahgari, Higloley of bahgari then Shilaabo. This road is in the heart of Hawadle not the other one that goes to Lababaar from fadhiyare, farjano, laasgacal, baarmagoog, ceelhabreed, Lababaar this is from Ceelhabreed to lababar, Shilaabo goes through HG
Finally we will be free from HG isbaaro nacalaa waxidin ku darsadey
DEG DEG: Madaxweynaha Hiiraan State Mudane Cali jeyte oo wada qorshe 3 geesood ah oo shir balaaran ka furmi doona degmada Feerfeer Soomaaliya shirkaas oo ay isagu imaan doonaan ganacsatada gaadiidleyda Hiiraan, ganacsatada Goldogob iyo kuwa dowlad degaanka Itoobiya.
Qorshaha shirkaan ayaa ah lacagta faraha badan ee canshuurta baabuurta Hiiraan timaada ee ay qaataan maamulka Galmudug iyo kuwa Matabaan loo soo afjari lahaa oo laga maarmi lahaa wadadaas.
Xilli wadada isku xirta dekada Garcad iyo Goldogob ay ku dhowdahay gebogebo ayaa la filayaa ganacsatada Hiiraan ee sanadkii hore booqday dekada Garcad inay badeecadahooda toos u soo marsiistaan dowlada degaanka iyadoo laga soo gelinaayo dhanka Feerfeer Hiiraan oo canshuur yar oo baabuurkii haataan ka baxdo $1500 ay ka bixi doonto wax ka yar $700 dollars.
Ganacsatada Hiiraan iyo Madaxweynahooda Hiiraan State Cali Jeyte iyo dowlad degaanka Itoobiya iyo maamulka Goldogob ayaa qorshahaan iyo shirkaan dardargelintiisa heer wanaagsan u maraya iyadoo la filayo in canshuurta xad dhaafka ee baabuurta kaga baxda ganacsatada Hiiraan yaraan doonto.