Fighting Breaks Out Again in Water boys degaans in Marko

Status
Not open for further replies.

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
MAAMULKA KOOFUR GALBEED OO WAR CULUS KA SOO SARAY DAGAALKA MARKO


Maamulka Koofur Galbeed ayaa Sheegay in Magaalada Marko ay kula Dagaalamayaan Ciidamo ka tirsan Al-shabaab oo huwan Shaati Qabiil islamarkaan dhawaan soo galay Gudaha Dagmadaasi si ay ganacta ugu dhigaan.

Ku simaha Madaxweynaha ahna Wasiirka Beeraha Maamulka Koofur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi ayaa warbaahinta u Xaqiijiyey in ay Dagaal ku la jiraan Kooxo ka tirsan Al-shabaab oo Qorshanaya inay si-rasmi ah u la Wareegaan Magaalada Muhiim ka ah ee Marko oo ah Xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose

Wasiir Fiqi ayaa meesha ka Saaray in Magaalada Marko ay ku Dagaalamayaan Maleeshiyo Beeleed Hubsan, asagoo Caranka ku Adkeeyey in Dagaalkaasi uu u Dhexeeyo Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed oo ay Wehliyaan kuwa Xooga Dalka Soomaaliyeed iyo Al-shabaab oo ku Dhex-limmay Dadka Magaaladaasi.

Xiisad ka Dhalatay Hadalka Wasiir Fiqi ayaa maanta laga Dareemayaa Magaalada Marko iyo deegaano hoos-yimaada oo ka mid ah meelaha ay dagaan Maleeshiyaadka ku Dagaalamaya Magaaladaasi.

Dhanka kale Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wax laga Xumaado ku Tilmaamay Hadalka ka soo Yeeray Maamulka Koofur Galbeed ee ku Aadan Colaada Magaalada Marko oo ay Sheegeen inay ku Dagaalamayaan Maleeshiyaadka 2-beelood oo wada daga Magaaladaasi.


http://puntlandpost.net/2017/08/07/maamulka-koofur-galbeed-oo-war-culus-ka-soo-saray-dagaalka-marko/
 

Warsan

United We Stand
Galmudug is trapped with Puntland up north Sufis south and liyuu police in the west. It's political suicide for them to pull a stunt like this
 

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
Galmudug is trapped with Puntland up north Sufis south and liyuu police in the west. It's political suicide for them to pull a stunt like this
Galnus don't get any more north than Wadjir Galkacyo.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top