Federal Government of Somalia sends additional Danab Soldiers and military equipment to Galmudug

After sending several hundred soldiers to the city in the past few days, even more soldiers and military hardware is sent to secure the city fully. Since the election will be taking place soon.



DF Somalia oo hub iyo ciidamo kale geysay Dhuusamareeb


Dhuusamareeb (Caasimada Online)
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka markale diyaarado siday hub iyo ciidan ka dajisay garoonka Ugaas Nuur magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Ciidamadan oo ah kuwa dheeraad ah ayaa ku biiri doono kuwa kale oo ka tirsan dowladda oo ku sugan magaaladaasi.

Dowladda federaalka ayaa xoojisay dhaq dhaqaaqyada ay ka wado Dhuusamareeb, kadib heshiiskii ay la gashay Ahlu-Sunna.

Maalin ka hor ayey aheyd markii labo diyaaradood oo siday ciidamo la geeyey halkaas, kuwaas oo la wareegay xarumaha muhiimka ah ee magaaladaasi.


Ahlu Sunna ayaa horay uga digtay dhaq dhaqaaqyadan oo ay sheegtay inay ka baxsa yihiin heshiiskii ay la gashay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Si kastaba ha’ahaatee arrimahan ayaa ku soo aadaya, iyadoo dhowaan la filayo in la qabto shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug iyo doorashada maamulkaasi.


https://www.caasimada.net/df-oo-hub-iyo-ciidamo-kale-geysay-dhuusamareeb/



https://308track.com/click.track?CI...=taboola&iris=1299642&sid=brandnewperformance
 
Misplaced priorities and wasted resources. Save xamar citizens first.

This obsession of making every member statec loyal to NN is getting out of hand.
 

Trending

Latest posts

Top