Faysal Ali Waraabe: Lets share with the rest of Somalia before we kill each other

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP



Kicked out of Burco, kicked out of Ceerigaabo = win.You can beg Dhulos, Warsans, Gahayle etc all you want.

:pachah1:



tumblr_m93454OLSS1qcd9kt.gif




:ohhhdamn::stevej:
 
Even Somaliland politicians know Somaliland is a joke and not feasible project in the long-term.



"Faysal Cali Waraabe ayaa Waraysiga Idaacadda Bbbc-DA kaga hadlay shirkii madaxdhaqmeedka labada beelood iyo dhawaaqii labada suldaan ee Guud ee Habarjeclo Suldaan Cabdillaahi iyo Suldaan Xasan, isagoo arrimahaa ka hadlaayana wuxuu yidhi, “Waxaan ka xumahay shirka Burco wuxuu ahaa shir ay dawladu dabada ka waday oo qabaa’il ku salaysan. Taasina waxay keenaysaa in dadku nacaan inay sii socoto Somaliland. Mucaaridku wuu la dagaalamayey, laakiin waxa quwada siiyey dawladda shirk u qabatay Burco. Somaliland ka suurta galimayso in laba reer ku heshiiyaan, oo siddii hagbada isu-dhidhiibaan, oo yidhaahdaan maantana waa idinka…maantana waa idinka oo suurta galimayso.haddii ay taas noqoto waxay noqonaysaa innaynu iska duduubno Somaliland ayey noqonaysaa, Intaynu isku dililaheyn, waa innaynu iska duduubnaa oo soomaali wax la qaybsanaa. Guddi komishan qaban karaan, haddii dawladdii dalka masuulka ka aheyd, iyadii ay gacanteedii xumaanta ku wado oo qabaa’ilkii ay dhiiri galinayso, intay faraha ka qaaday socodkii dawladnimada ayey shirar ku qabanaysaa magaalada Burco.”


http://ilaysnews.com/articles/4945/...-Oo-Si-Kulul-Uga-Hadley-Shirkii-Burco-Muuqaal



Somalia ha-no-la-to:denzelnigga:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top