Farole Appreciation Thread

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Even though I don't like Issa Mahmoud personally as they 'disrespect' the kingdom of osman mahmoud, but this man was a respected puntlander oo iska dhiciyay hamar isago yaqan tarikhda dhabta ah mana qariyo.

Bal firi wejigisu hassan sheikh oo runta ayaa dhibayso

Presidents_Hassan_and_Farole.jpg



Remember Mahiga? His wife was Isaaq, they also try to create fake histories and lies, but it always break down in the end and we waste more time refusing the kingdom of Somalia

images


Lakin meeshani ayuu ku jabay oo ka been sheega waxay yihin oo jamhad ah oo qabiil ku dhisan oo xoog ku rabo inay dawlad ku noqdan oo dhiig daadshan sida aideed. Hadi nin osman mahmoud la dorto, I am certain they don't hide the truth and call habar gedir usc moryan, lakin kani hargeisa muxu dhaama?

Faroole-hargeysa-tagay.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
That is where 'farole' only failed is hargeisa. Osman Mahmoud president has to be 'fair' boqortoyo baanu nahay yaan loo roonanin hal reer iyo reer kale habar gedir la dhaho waa moryaan iyo usc. Moryanta waqoyi waxba kama duwana aideed iyo mashrucisa iyo siday labadu uu dhismeen waa halkeedi. Runta somalia waxay noqonaysa marki sidi la ahaa laysu tanasulo oo runta laysu sheego oo la iska cilowo qabilkayga baan 'inyar gaadhsinaya' wallahi intay beentasi jirto, dadki wax idin ahaa oo dibada joggo ma soo socodan ileen way og yihin meeshay ku dambayn doonto been iyo huuhaa
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.

Trending

Top