Maxaa Deni uga soo baxay kulamadii Qoor-qoor iyo Laftagareen?

POSTED BY: IDIL NEWS STAFF MAY 14, 2022
Deni kama wal-wal qabo mana ahan,waxa uu Saacadan baadigoobayo Xildhibaanada Wareega 1-aad dhaafinaya.
Deni,waxuu Caawa heli karaa wareega 1-aad ugu sarayn 165-Cod iyo ugu hoosayn 110-Cod.
165-taas uu Caawa haysto,waxaa ku jira 80-Cod oo Wareeg walba la soconaya oo ku dhimanaya.
Balse ciyaartu waa wareega Labaad iyo kala goosigeeda.

Lafta-gareen”
Waxuu kaga hor yimid Farmaajo in wareega Labaad marka uu haro uu Codka siiyo Sh.Shariif,taa badalkeeda Deni,ayuu door biday una yeertay.
Shan arimood,ayuu miiska soo saartay oo kala ah….
1.In uu ku difaaco Kursiga Madaxweyne ee KG.
2.In uu ka talageliyo Qofka noqonaya Ra’isalwasaaraha.
3.In uu siiyo Wasiirka Maaliyada.
4.Kala badbaadinta isaga iyo Aadan Madoobe.
5.Dhaqaale.
Qoor-qoor”