Wafdi (Wasiiro ah) ka socda Puntland oo lagu xayiray garoonka Muqdisho
September 25, 2019
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in wafdi balaaran oo ka socday Madaxtooyadda Jubbaland lagu xayiray garoonka diayaraddaha caalamiga ah ee magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho.
Illo wareedyo ayaa sheegaya in wafdigan ay kusii jeedeen magaaladda Kismaayo, balse loo diiday arrintaas.
Munaasabadda oo lagu qaday in ay qabsoonto 26-ka bisha ayaa dib uga dhacday, wallow aan waqti kale oo rasmi ah uusan qaban xafiiska Axmed Madoobe oo dib u dhaca ku dhawaaqay.
Saraakiil ka tirsan garoonka Aadan Cadde ayaa wakaaladda wararka u dusiyey in wafdiga Puntland ay qayb ka ahaayeen wasiiro, kuwaasi oo horudhac u ahaa socdaalka Axmed Madoobe.
Sikastaba ha haatee, xubnahan ayaa waxay isla markiiba ku laabteen diyaaradda marka hore keentay, taasi oo iyaga si qaas ah ugu kireysneyd uuna sii qaadi lahaa caasimadda ku meel gaarka Jubbaland.
Todobaadkii lasoo dhaafay ayay ahayd markii wafdi uu horkacayo madaweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Axmed laga hor-istaagtay in ay u dhoofaan Kismaayo, talaabadaas oo uu ka caroodey.
Farmaajo ain't focking about, he's going all in, this week alone he finger banged Sheikh Shariif into submission as he grounded him while Farmaajo also arrested dozens of Jubaland officials in Mogadishu airport and today he arm twisted the Puntland Ministers.
walahi I'm loving this Farmaajo manhandling any oppositions, tbh any Hard Man ruler is to be admired in this age of xoolonimo that runs wild in Somalia.