The Midlands
VIP
We can't let the blood of our Mujaahidiin go in vain. he will be arrested if he puts his foot in Xamar!
waxaan dhihi karaan in this Khaain Al shabaab noo gacan qabtey this is the biggest crime ever. yes believe it or not he will be prosecuted there is alot of evidence of him calling people on behalf of Khawaarijta
today we are free look this
"Marba haddii baabuurka laga dhaqaajiyo Muqdisho oo inta Balcad maro ugana sii gudbaayo Jowhar, kadib inta Mahaddaay iyo Jalalaqsi isku maro oo Buulabarde ku nasto kana qadeeyo uu Baladweyne u taraaraxo, intuu halkaas isaga baashaalo uu saacado kadib shidaalka usii buuxsado dhankaas iyo Maxaas illaa Moqokori, indha indheyn iyo hawo qaadasho kadib usii ruuqaansado Aadan Yabaal oo mar aheyd xaruntii ugu weyneyd ee Alshabaab, Ceel baraf iyo Ceeldheere Buraale, Masaajid Cali Gaduud iyo Raaga Ceelle, Cadale iyo Warsheekh dhankaas xeebta ah kasoo gal Xamar Caddeey ee xaafaddaada u qubeys doono kana naso safar dheer oo qurux badan balse 6 bilood kahor qofkii ku fikira loo qaadan lahaa inuu waalan yahay.
Halyeeyo badan baa u shahiiday haba ugu horeeyaan labadan mujaahid ee sawirkooda idiin muuqdo, Rabbiyoow u wada naxariiso halgamayaasheenii, kuwa noolna guuley
"

Last edited: