Farmaajo oo ka guuraya Villa Soomaaliya iyo xaalad culus oo soo korortay

Waxaa caawa xiran dhamaan wadooyinka magaalada Muqdisho iyadoo isgoys walba la dhigay ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamed Farmaajo.

1628537779605.png




Xogo gaar ah oo aan helnay ayaa sheegaya in Farmaajo uu u guurayo wasaaradda Gaashandhigga oo xoogaa ka yara baxsan magaalada Muqdisho islamarkana ku taala meel u dhaw degmada Dayniile.

Madaxweynaha ayaa la sheegay in sababta uu u guurayo ay tahay cabsi amni oo soo wajahday maadama Ra’isul Wasaaraha uu garabkiisa ka baxay islamarkaana uu ka hor yimid sharci uu soo saaray.

Waxaa dhanka kale lasoo sheegaya in dhaqdaqyo ciidan ay ka socdaan magaalada wararka qaar ayaa sheegaya iney suuragal tahay in Berri laga hor istaago Rooble inuu u dhoofo magaalada Muqdisho.


Lama oga sida uu xaalka ku damebyn doono ama uu isku badali doono balse la soco warqaad.


1628537935585.png
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
Waxaa caawa xiran dhamaan wadooyinka magaalada Muqdisho iyadoo isgoys walba la dhigay ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamed Farmaajo.

View attachment 196787



Xogo gaar ah oo aan helnay ayaa sheegaya in Farmaajo uu u guurayo wasaaradda Gaashandhigga oo xoogaa ka yara baxsan magaalada Muqdisho islamarkana ku taala meel u dhaw degmada Dayniile.

Madaxweynaha ayaa la sheegay in sababta uu u guurayo ay tahay cabsi amni oo soo wajahday maadama Ra’isul Wasaaraha uu garabkiisa ka baxay islamarkaana uu ka hor yimid sharci uu soo saaray.

Waxaa dhanka kale lasoo sheegaya in dhaqdaqyo ciidan ay ka socdaan magaalada wararka qaar ayaa sheegaya iney suuragal tahay in Berri laga hor istaago Rooble inuu u dhoofo magaalada Muqdisho.


Lama oga sida uu xaalka ku damebyn doono ama uu isku badali doono balse la soco warqaad.


View attachment 196788
So Rooble feel he is the boss now and Xarmaajo didnt like it loool. :mjlaugh: .
 
As long as Farmaggio has Mystic Mike aka Fahad on his side he is undefeatable..

It's seems like they are going full Highlander..

"There can be only one"
 
I don’t think Farmajo is that stupid to block the highest authoritarian in Somalia at the moment . The ex president did the unthinkable when he gave too much power to Roble to cover his early miscalculations
 

Trending

Latest posts

Top