Farmaajo Attempts To Infiltrate Puntland Politics

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Daawo muuqaal: Xildhibaanimada la siiyo Cabdisiciid waa cod la siiyey Farmaajo
21 March, 2021 | Filed under: Wararka maanta | Posted by: puntlandes

Shir Beesha reer Mahad ee Cumar Maxamuud uga qabsoomay magaalada Buurtinle intii u dhaxaysay 11ka ilaa 17ka maarso 20121 ayaa go´aamadii kasoo baxay waxaa ka mid ahaa in Beeshu ay dawladda Federaalka xubin matalaad ah ku yeelato si taasi u dhacdana waa inay heshaa kursi ka mid ah labada kursi ee ay Beesha Cumar Maxamuud ku leedahay Golaha Shacabka.

Shirka waxay ku go´aamiyeen Nabadoonada, Odoyaasha iyo waxgaradka Beeshu in xubinta beesha reer Mahad ka heshay Cumar Maxamuud inay siiyaan oo aan lagula tartamin oo ah Lataliyaha Farmaajo ee 4tii sano ee uu xilka hayey iminkana boorsada u wada.

Cabdisiciid wuxuu u adeegaa daacadna u yahay Farmaajo, haddii uu noqdo Xildhibaana waa cod uu helay Farmaajo, taas oo aan beesha Cumar Maxamuud, shacabka iyo dawladda Puntland dan u ahayn maxaa yeelay Farmaajo waxaa ka go´ay inuu Puntland burburiyo.

Iyadoo ay Beesha reer Mahad ay Cumar Maxamuud ahaan Puntland ugu fadhido wasiir A ah, Xildhibaan iyo agaasime guud ayna jiraan Beelo badan oo Cumar Maxamuud ah oo aan Matalaad ku lahayn Puntland ayna tahay inay kuwaasi helaan labada Kursi ee ay Beesha Cumar Maxamuud ku leedahay Soomaaliya ayey haddana xaq u leedahay inay hesho beesha reer Mahad laakiin ma ahan wax la aqbali karo in Farmaajo cod ka helo Cumar Maxamuud.

Waxaa kale oo wax aan la aqbali karin ah in beesha reer Mahad oo mid ah Cumar Maxamuud oo hormood u ahaa yagleelidii iyo aasaaskii Puntland dhiig badana u huray uu shir u abaabulo Farmaajo oo geed gaaban iyo mid dhederna u fuulay sidii uu u burburin lahaa Puntland, qorshaha ugu horeeya oo uu leeyahayna haddii uu soo noqdona ay tahay inuu burburiyo Puntland.

Farmaajo halis ayuu Puntland ku yahay beesha reer Mahad na ma ahan inay Farmaajo taageero siiso, maxaa yeelay codka Cabdisiciid waa taageero Farmaajo.

Daawo Cabdisiciid layaliyaha Amniga Qaran ee Farmaajo oo Garowe ee HERITAGE Farmaajo ku difaacaya fashilka amni

 

Dalalos_ibn_Adali

Republican
VIP
Dude the entire PL will be majority N&N in local puntland election as well as federal election, Deni cannot imprison everyone yacni wax macquul ah meesha kuma haysiin, PL wee gubanaysa from the inside and Deni is trying to shift attention to Farmaajo, waa waali taas.

I was listening to interview by Toolmaan he is extremely anti-Deni, I was also listening to reporter interviewing Rer Bosaso and they overwhelmingly oppose Deni saying he has brought nothing but shame and humiliation to PL hiding under NSC when PL should be leading in support for N&N and hold their status as a leading FMS.
 

Dalalos_ibn_Adali

Republican
VIP
@DR OSMAN I legit don't post about developments in PL because unlike N&N I do not want to bring you into the fold, I support PIM, however it is a shame you are obsessed with Gedo.

If you want my honest opinion on PL, it is burning from within, it will require AMISOM and FGS troops to prevent internal civil strife in PL, Deni is so hated that he does not make public appearances and is guarded by his immediate raas.
 

mr steal your naag

banu hashim and shiettt
VIP
@DR OSMAN I legit don't post about developments in PL because unlike N&N I do not want to bring you into the fold, I support PIM, however it is a shame you are obsessed with Gedo.

If you want my honest opinion on PL, it is burning from within, it will require AMISOM and FGS troops to prevent internal civil strife in PL, Deni is so hated that he does not make public appearances and is guarded by his immediate raas.
Who is the guy you have on your PF?
 

Dalalos_ibn_Adali

Republican
VIP
Who is the guy you have on your PF?
That is Awoowe Adan Low
hqdefault.jpg
 

Trending

Top