DRACO
VIP
Goodbye brothers i can smell the ictiraaf already
@DalJecel
@Cognitivedissonance
@SomaliWadaniSoldier
Anagu Xamar dooni mayno,Xumaan-na u g@ysan mayno...''..
Somaliland oo xorowdey,
dalkoo xeer iyo dastuur leh
dadkuna xamdi eebe joogo,
xamar layga daari maayo
xasuustii nagama guurin,
xanuunkii maan ilaawin
ninkii xiisaynayoow
xasuuq dambe yeeli mayno
annagu xamar dooni mayno,
xumaana ugeysan mayno
xeerkii laba dawladoodiyo
xuduud baa naga dhexeeya
Dalkayga xafiis kuyaala,
xaqayga anoon ka waayin
xilkiisa intaan wareejo,
xinkayga kudoorsan maayo
anoo xirfadayda haysta,
iskuul yahay xaafadayda
tacliin xeeldheerideeda,
xalane udoonan maayo
Goodbye brothers i can smell the ictiraaf already
@DalJecel
@Cognitivedissonance
@SomaliWadaniSoldier
XAMAR DOONI MAYNO.I wont say dreaming is haram.
Your Coffee Day will come!
XAMAR DOONI MAYNO.
DOONI MAYNO XAMAR SXB!
Xamar citizens = Made Somalis known as Terrorists/ Blackhawk downers
we know your real bossess
Amisomalia be frontin too much
Xamar citizens = Made Somalis known as Terrorists/ Blackhawk downers
Piratelanders = Made Somalis known as Pirates
Somalilanders = Upholding the Somali name since day one.
Then why u begging us to recognize u, why not Amisom
Somalia has no sovereignty over somaliland . Only African union can recognize us not Somalia/ns.Then why u begging us to recognize u, why not Amisom