Explosives Detonate In Man's Home Killing Him Along With His Two Children... šŸ˜

IKHALIIL

Suldhaanka
Ceelsha-Biyaha (Caasimada Online) ā€“ Sida ilo xog ogaal ah ay u xaqiijiyeen Caasimada Online, deegaanka deegaanka Ceelsha Biyaha ee duleedka Muqdisho waxaa ka dhacday arrin mucjiso ah, kadib markii nin dhagar maleegayey uu laayey qoyskiisa.

Dad ku sugan Ceelasha Biyaha ayaa Caasimada Online u sheegay in qoys oo ka koobnaa Aabe, Hooyo iyo labo carruur ah uu galaaftay qarax uu sameynayey odaga reerka.

Odagii qaraxa sameynayey iyo labadii carruurta aheyd ayaa geeriyooday, halka hooyadii reerka dhaawac culus goobta looga qaaday. arrintaas ayaa

Xogtaan waxay sheegeysaa in qaraxa uu sameynayey Aabaha reerka, balse uu ku qarxay isaga iyo reerkiisa oo kaliya, kadib markii ay ka halowday farsamadii.

Dadka deriska la ah reerkaas ayaa ku soo baxay markii ay maqleen qaraxa ka dhacay guriga dhexdiisa, waxaana loogu yimid hooyadii oo dhaawac ah iyo meydka odagii qaraxa sameynayey iyo labo carruur ah.

Arrintaan ayaa argaagax ku abuurtay dadkii deriska ahaa ee Ceelasha Biyaha la deganaa reerka ay heshay musiibadaan la sheegay inuu gacantiisa ku geystay odagii reerka.


Tani waxay si buuxda u muujineysaa saameynta ay qof kasta ku yeelan karto dhibaatada dhagarta ay Khawaarijtu u maleegeyso shacabka Soomaaliyeed ee aan waxaba galabsan.

Ciidanka booliska Soomaaliya oo goobta tegay ayaa la sheegay inay bilaabeen baaritaano culus oo arrintaan la xiriira, waxaana lagu wadaa in goordhow ay soo saaraan faahfaahin ku saabsan dhacdadaan yaabka leh.
 
Is Ceelasha Biyaha a mainly a Reer GM - Reer Guriceel settlement?
 

Bazed

Tired.
VIP
AuN to the children and may Allah punish the man. He chose to harm fellow Somalis, if it wasn't his own kid he'd have killed someone else's children. Fucking Animals.
 

IKHALIIL

Suldhaanka
Guys there are two objective positives to this incident, one being that he got a taste of his own medicine and the other being that he killed his kids while they are still sabi before he got the chance to brainwash them into committing acts of terror.
 
Guys there are two objective positives to this incident, one being that he got a taste of his own medicine and the other being that he killed his kids while they are still sabi before he got the chance to brainwash them into committing acts of terror.
Bro i know some pple whose fathers are terorist and they are normal citizens
 
Top