Everyone is obsessed with this song

@VixR

You know I’m one of the few Somali guys here who respect the LGBTQ+ Somalis and I thought @Raage mentioned here that he is one. If not, my apologies. I don’t care if the rest of Somali guys become gays, I will always respect their choices. I hope that doesn’t happen because the survival of a whole ethnic group and the sexual satisfaction of millions of Somali women will be fallen and rely on me. Massive responsibility. No, No, No.
 
I thought this was horrible yet popped up in my head randomly.

I've played this half a dozen times now. I never listen to Somali music.

Should I be worried?

:icon lol:
 
one

ᶜᵃʷᵒ ᶜᵃʷˡᵒ
I’m compiling a Somali music playlist. I got (and recognized) a lot of music from this YT video:
But I finally found this song I was looking for. When I tried to explain it to my folks so they could help, I was so bad at explaining what I meant from hearing it when I was a kid, they had no idea what I was talking about. Can you translate it?

I really suck at translating word for word, but I will try to summarize as best I can?:geek:
 
one

ᶜᵃʷᵒ ᶜᵃʷˡᵒ
Tegay, ceelaasha bariyoo
Naa, beryana tagay ceelasha bariyoo
Buuhoodle buuraan ka haybsadayoo
Biyahaan dhuray birta* Caynaba oo
Bardehaan ku wareegay Buurdhaaboo
Aan ka baaqay banaanadii Hawdoo
Biimeeyey naftaan bogsiin jiraye
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Layga kaa qaadyoo, layna kala qariyee
Alla qacdaan, ku arkaan is qoonsadayee
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.

Baday caashaq waa belo oo
Allay baday,
Caashaq waa belo oo
Ma buura nin ku bariinsadayoo
Jidhkaygan ka badii wuu ka buuxsamayoo
Bogsiin kari waayey, boog shidanoo
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Waa jacaylkaagee
Taan u jiidh go'ayee
Alla janooy, aawadaa ma jiifsado ee
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Bidixdaan barikimo u dhigoo
Hurdada,
Bidixdaan barkimo u dhigoo
Aan bustahay huwaneysay baal sudhayoon
Mallaa boqol jeer bayaan u arkoo
Aan baraarugay goor habeen badh ahoo
Beenoobeen waxaan buruuf sadayeey

Hawd tagaya halabsadayoo
Naa, baabuur
Hawd tagaya halabsadayoo
Habeenkii Daroor u sii hoydoo
Ka haw idhi hirtii waabarigoo
Hadhkii maalinimo haday tahayee
Galool hadh dacaarle hoos galayoo
Halkaana cabbaar ku yara hakadoo
Sidii haatufkii waxbayla haadloo
Hareertaydii eegayoo
Hinqadoo haleeyay hubkaan sitoo idiloo
Hayaan hawd tagaaya haybsadayoo
"Hore u soco" bay i yidhaahdenoo
Hagaagey tilmaamay hillinkiiyoo
Ku soo hirtay huqunkii reeraha oo
Hoos aan u waraystay hoygoodoo
...Kamaan helin taan u hawl galayee.

I hope I helped a little at least, haha.
 
Last edited:

Ibrahim hassan

Esteemed Excellency
vomiting-dog-vomit.jpg
 
VixR

Veritas

Wow, its always sounded like a sad song, but it’s more heartfelt and full of meaning now that you’ve shed light on it. Jazakallah khair, sis.
 
NotMyL

"You are your best thing"
VIP
It’s catchy. Let me update on my Somali song playlist.

2019 is all about Somali music :ohhhdamn:

Watch @kickz fob behind call us fobs... I heard he’s a weekend Somali wedding singer.
@kickz is one of those fobs that listen to Tupac and thinks listening to somali songs will expose him :siilaanyolaugh:
 
Top