Ethiopian troops enter Gedo after HSM meeting with Abiye Ahmed.

What could have caused this?

This could be Ethiopia giving Reer Gedo a hand in getting rid of Shabaab as well as Axmed Madoobe in the meantime.
 
Ethiopia/ somalia agreements.

Arrimaha lagu xiray dib u hagaajinta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya.

Inuu raaligelin ka bixiyo islamarkaana dhexdhexaadna ka noqdo xiisada u dhaxeyso Egypt 🇪🇬 iyo Ethiopia 🇪🇹 .
In Saldhig Ciidan ka siin karin dhulka Soomaaliya dalka Egypt 🇪🇬 .
2. inuu soo dhaweysan in dhamaan siyaasiyiinta Soomaaliya ee xiriirka tooska la leh TPLF islamarkaana hada kuwa talada Wadanka wax ka haya uu ka qaado ee sida tooska u difaaci jirey TPLF.
3. Inuu xilka ka qaado Xubnaha Alshabab ka tirsan ee Xukumada ka midka ah
4. In TPLF looga aqoonsado Soomaaliya kuwa caqabad ku ah xasiloonida Gobalka oo dhan .

Xasan Shiikh wuxuu codsadey in Soomaaliya loola dhaqmo sidii Dowladii ka horeysey islamarkaana xiriirka Maamul Gobaleedyada hada la yeesheen Ethiopia la joojiyo.

Ilo wargal ah oo arimahaan si dhaw ula socda ayaa noo xaqiijiyay in Xasan Shiikh aqbaley dhamaan waxa Abiy Ahmed hor dhigey balse uu ka codsadey in waqti la siiyo, si uu arimahaan wax uga soo qabto, wararka waxay sheegayaan in la balamey in markale la isku soo laabto .

Xasan waxaa heysta labo kale daran kale dooro culeyska Ethiopia saartey inuu iska dajiyo hada ama balamaha uu la soo galey Egypt 🇪🇬 fulintiida iyo sida uu ka yeelayo inuu xiriirka u jaro xubnaha gacansaarka la leh TPLF ee saaxiibada dhaw la ah hada ka tanaasulkooda .

Ethiopia waxay farta ka saartey Liis dhan oo Soomaali ah oo ka shaqeynayay sidii Dowlada Itoobiya loo burburin lahaa, kuwaasoo hada ka tirsan Kooxda DamShab ee xukunka heysato.

Xogtan waa xaqiiq sida ay xaqiijinayso warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya afka qalaad loo yaqaan Southern Media Co-operation loona soo gaabiyo SMC amar Alle laakiin!!
 

bidenkulaha

GalYare

Good news! Abiy is supporting our war against Shabaab. We know that he doesn’t care about Ethiopian troops dying lol so they’ll be more helpful than the fufu eaters who are too scared to leave their base
 

repo

Bantu Liberation Movement
VIP

Good news! Abiy is supporting our war against Shabaab. We know that he doesn’t care about Ethiopian troops dying lol so they’ll be more helpful than the fufu eaters who are too scared to leave their base
1664711493874.png
 

Good news! Abiy is supporting our war against Shabaab. We know that he doesn’t care about Ethiopian troops dying lol so they’ll be more helpful than the fufu eaters who are too scared to leave their base
They should get a base in Baraawe and Afgooye Lower Shabeele. Theyll do a better job cleaning lower shabeele from. Shabaab than the bantus troops.
 

Trending

Latest posts

Top