Ethiopia/ somalia agreements.
Arrimaha lagu xiray dib u hagaajinta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya.
Inuu raaligelin ka bixiyo islamarkaana dhexdhexaadna ka noqdo xiisada u dhaxeyso Egypt

iyo Ethiopia

.
In Saldhig Ciidan ka siin karin dhulka Soomaaliya dalka Egypt

.
2. inuu soo dhaweysan in dhamaan siyaasiyiinta Soomaaliya ee xiriirka tooska la leh TPLF islamarkaana hada kuwa talada Wadanka wax ka haya uu ka qaado ee sida tooska u difaaci jirey TPLF.
3. Inuu xilka ka qaado Xubnaha Alshabab ka tirsan ee Xukumada ka midka ah
4. In TPLF looga aqoonsado Soomaaliya kuwa caqabad ku ah xasiloonida Gobalka oo dhan .
Xasan Shiikh wuxuu codsadey in Soomaaliya loola dhaqmo sidii Dowladii ka horeysey islamarkaana xiriirka Maamul Gobaleedyada hada la yeesheen Ethiopia la joojiyo.
Ilo wargal ah oo arimahaan si dhaw ula socda ayaa noo xaqiijiyay in Xasan Shiikh aqbaley dhamaan waxa Abiy Ahmed hor dhigey balse uu ka codsadey in waqti la siiyo, si uu arimahaan wax uga soo qabto, wararka waxay sheegayaan in la balamey in markale la isku soo laabto .
Xasan waxaa heysta labo kale daran kale dooro culeyska Ethiopia saartey inuu iska dajiyo hada ama balamaha uu la soo galey Egypt

fulintiida iyo sida uu ka yeelayo inuu xiriirka u jaro xubnaha gacansaarka la leh TPLF ee saaxiibada dhaw la ah hada ka tanaasulkooda .
Ethiopia waxay farta ka saartey Liis dhan oo Soomaali ah oo ka shaqeynayay sidii Dowlada Itoobiya loo burburin lahaa, kuwaasoo hada ka tirsan Kooxda DamShab ee xukunka heysato.
Xogtan waa xaqiiq sida ay xaqiijinayso warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya afka qalaad loo yaqaan Southern Media Co-operation loona soo gaabiyo SMC amar Alle laakiin!!