Ethiopian Stooge Kheyre summons Beesha Jigjiga, and says he ''will pay blood-money to Qalbi Dhagax''

Status
Not open for further replies.

Gbyallmeans

Yuusuf direed Founding Father of Ahlu-naar
thumb.php


:ileycry:The smiling ethiopian stooge kheyre is put salt on to the wound of Beesha Ogaden pay saying he will pay blood money of qalbi dhagax while the man is still alive, or is he already dead under the Xabashis hands because of him???

Galabta Ra'isulwasaare kheyre wuxuu la kulmay Xildhibaanada Absame Daarood asagoo qorshaheeyay inuu Xildhibaannadda Soomaaliyeed ee beelaha kale niyadda ka jabiyo, wuxuuna kulankaas oo dhacay 0400pm galabnimo ee maantay la hor yimid Xildhibaanadda in Xukumadiisu diyaar ka tahay diyadii Qalbi Dhagax iney bixiso, qalad dhaceyna uu ahaa isla markaana uu xaal siinayo Xildhibaanadda Absame.

Xildhibaanadda Absame ayaa ugu Jaawabay:

1. Qaddiyadaani waa qaddiyad Soomaaliyeed wax u gaar ah Xildhibaanaadda Absame maahan , waa arrin u taalla barlamaanka iyo Shacabka Soomaaliyeed

2. Markaad sida dhuumaalaysiga Muwaadin Soomaaliyeed u dhiibayseen ka hor ayey idiin ekeyd inaad dadka arrintani khuseyso kala tashataan maanta oo muwaadinkaas la isugu daray dhiibis iyo eedeyn aan jirin, sidaas darteed wax wadahadal ah oo aan idinla gali karno ma jiraan .






3. Haddii aad naawileeysid inaan wada hadalno wuxuu hadal suurtagal yahay Markaad soo celisaan Qalbi Dhagax, kadibna go'aankii xumaa ee Golahaaddu Wasiiraddu soo saareena aad ka laabataan isla markaana aad Soomaali u cudurdaarataan ayaan wada hadal idinla furi karnaa, oo aad hor fariisan doontaan Xildhibaanadda Soomaaliyeed.


4. Ugu danbeyn waxay yiraahdeen Xildhibaanada labada aqal waa yaqaaniin "danbiga ugu Weyn nimanka Soomaali ka galay” , waxaana miiska hadda noo saaran in danbigaas ciddii gashay tallaabao sharci ah laga qaado.



Kulanka Kheyre iyo Xildhibaanadda Absame markii uu fashil ku dhamaaday kadib caawa waxaa Xildhibaanadda mar kale u yeeray Mohamed Abdullahi Farmaajo oo ay qaarkood saacadaan shir kula jiraan.

14-ka Xildhibaan ee Absame lix ka mida ayaa diiday iney Farmaajo hor fariistaan.

Sikastaba ha ahaatee Kheyre iyo Farmaajo wuxuu qorshahoodu yahay iney qadiyad Somaliweyn u bedelaan qadiyad Absame ama Ogaadeen taas oo lagu fahmay.



http://kalshaale.co/2017/09/10/kulankii-xalay-madaxweyne-farmaajo-xildhibaanada-beesha-absame-xog/
Kulankii Xalay Madaxweyne Farmaajo & Xildhibaanada Beesha Absame (Xog)
 

Agent 47

21st Divsion of Somali National Army
they may burn in hell for this qiyaamyo qaran, such a treachery:snoop:
they put their hands in the kitaab and swore:snoop:
 
The endless shame continues, this is unprecedented in the history of Somali' to offer blood money for treachery while the person is still alive in the hands of the Xabashi infidels

You can't sink any lowers then this, in the past, anyone that engaged in such a treasonous act would have got his head chopped off, but today such people have massive support.
 
Status
Not open for further replies.
Top