TekNiKo
Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
Ugaas Maxamed Cabdullahi Nuur of the Cawlyahan clan and Harti officials from PL including an ex Minister of Abdullahi Yusuf. The Ugaas of Cawrmale are also present. All are welcome in helping to liberate Jubbooyinka from Khawarijta
Wafdi isugu jira Siyaasiyiin iyo Odoyaal ka soo jeeda Gobolada J.dhexe iyo J.Hoose oo soo gaarey Baardheere.
Wafdi Wafdiga maanta soo gaarey degmada Baardheere ayaa waxaa hogaaminayey Maxamauud Cali Qanje oo mar Soo noqdey Wasiirkii hore ee Macdanta iyo Biyaha Dowladii KMG ee uu madaxda ka ahaa AHU Cabdulaahi Yusuf Axmed.
Sidoo kale Xubnaha wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa Ugaas Cabdulaahi Maxamed Nur
Ujeedada Socdaalka Wafdigan ayaa waxaa uu la xariiraa ka qeyb qaadashada Xoreynta Jubooyinka iyo sidii loo wada dhisan lahaa Maamul loo wada dhan yahay oo ka hirgala Gobolada Jubooyinka .
Mas,uuliyiinta Wafdigan ayaa waxaa ay ka kala yimaadeen Deegaano ka tirsan Gobolada Jubooyinka iyo magaalada Muqdisho,waxaana soo dhaweeyey Mas,uuliuiin ka tirsan Maamulka degmada Baardheere iyo siyaasiyiin kale oo horoy ugu sugnaa degmada.
Xubnaha Wafdigan ayaa mal maha soo socda waxaa ay kullamo kale duwan degmada Baardheere ay kula yeelan doonaan Mas,uuliyiin iyo Saraakiil sare oo ka soo jeedo Gobolka Gedo ,kuwaasi oo uu hogaaminayo Senator Cabdulahi Sheekh Ismaciil oo dhowaan ka furey degmada Baardheere Xero lagu tababaro Ciidamo Cusub.