eithiopian troops start tax collection in hiiraan

Status
Not open for further replies.
Taliska ciidamada Ethiopia ee jooga Hiiraan ayaa Bilaabay Canshuurtii laga qaadayay Ganacsiga gobalkaasi gaar ahaanna magaalada Beled-Wayne ka gadaal markii ay soo food saartay dhaqaalo xumo.



Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Beled-Wayne ayaa Warfidiyeenka u sheegay inay aad ugu Xunyihiin Canshuur qaadista uu maanta maamulku itoobiya ka bilaabay magaalada baladweyne. Waxayna Ganacsatadu sheegeen in aysan ogeen halka canshuurta laga qaado la geyn doono.

Tani ayaa lagu sheegay inay sabab u tahay dhaqaalo xumo ciidanka soo wajahday howlaha nabad ilaalinka Gobolka hiiraan.


Gobalka Hiiraan ayaa ka mid ah gobalada ay gacanta ku hayaan ciidamada itoobiya oo ay ka saaraan ururka argagaxisada alshabab.
 

waraabe

Your superior
How?? And Why aren't the people fighting back. Why do we fear them they're not more powerful then us. Fight back.

People don't fear them but they want them to arm them against other clans. Take the liyuu police as an example, xabashi funded qabiil malitia. Clans want that
 
Taliska ciidamada Ethiopia ee jooga Hiiraan ayaa Bilaabay Canshuurtii laga qaadayay Ganacsiga gobalkaasi gaar ahaanna magaalada Beled-Wayne ka gadaal markii ay soo food saartay dhaqaalo xumo.



Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Beled-Wayne ayaa Warfidiyeenka u sheegay inay aad ugu Xunyihiin Canshuur qaadista uu maanta maamulku itoobiya ka bilaabay magaalada baladweyne. Waxayna Ganacsatadu sheegeen in aysan ogeen halka canshuurta laga qaado la geyn doono.

Tani ayaa lagu sheegay inay sabab u tahay dhaqaalo xumo ciidanka soo wajahday howlaha nabad ilaalinka Gobolka hiiraan.


Gobalka Hiiraan ayaa ka mid ah gobalada ay gacanta ku hayaan ciidamada itoobiya oo ay ka saaraan ururka argagaxisada alshabab.
this has to be bullshit
 

John Michael

Free my girl Jodi!
VIP
It's not an actual formal tax but the ethios set up issbaaros in hiraan I've read this from multiple sources.

The people can't fight back against a military.
 
No surprise, the Kenyan's call Eastleigh 'ATM'. These Habash moryaans will murder innocent civilians if they don't pay. They need protection ASAP.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top