Ducada ‘Allow!.Anaga!’ | Sheekh Xuseen

Maqal: Muuqaal: https://www.tiktok.com/t/ZTRvkVnB1/


Ducada ‘Eebow!. Anaga’ | Sheekh Xuseen | Dalka Jabuuti


Eebow na sii
Oo na wada sii
Oo na kala sii
Oo isku kaaya sii

Eebow na cafi
Oo na wada cafi
Oo na kala cafi
Oo isku keen cafi

Eebow na astur
Oo na wada astur
Oo na kala astur
Oo isku keen astur

Eebow na arsaaq
Oo na wada arsaaq
Oo na kala arsaaq
Oo isku kaaya arsaaq

Eebow na nuur
Oo na wada nuur
Oo na kala nuur
Oo isku kaaya nuur

Eebow na liibaan
Oo na wada liibaan
Oo na kala liibaan
Oo isku kaaya liibaan


Eebow na karaamee
Oo na wada karaamee
Oo na kala karaamee
Oo isku kaaya karaamee

Eebow na hanuuni
Oo na wada hanuuni
Oo na kala hanuuni
Oo isku kaaya hanuuni

Eebow na hadee
Oo na wada hadee
Oo na kala hadee
Oo isku kaaya hadee

Eebow noo danbidhaaf
Oo noo wada danbidhaaf
Oo noo kala danbidhaaf
Oo isku kaaya danbidhaaf

Eebow noo naxariiso
Oo noo wada naxariiso
Oo noo kala naxariiso
Oo isku kaaya naxariiso
 

Trending

Latest posts

Top