Doxorre: Avarice | greed

hunguri can also be used for greedy . Hunguri has two meanings; great hunger and greedy
I used hunguri to mean greedy too. I also use imaanlaawid to mean greedy.

Cali waa nin hunguri ah.
Cali waa nin imaanlaawe ah.
Cali is a greedy man.

Caasho waa naag hunguriwayn.
Caasha waa naag imaanlaawad ah.
Caasha is very greedy.
 
Doxorre Waa Hadal Badane ee maaha damaaci,
Doxor ayuu ka yimi eraygu oo hadal badni ah, Doxorrena waa hadal badane oo waxmatare ayaa ku lammaan
Tusaale:
Sidii adhi abqa loo daadshay, ardaa geel marka geeljire magawsado caana geel ee hadhuubgaal (gaawe) ninba mar laaco, ninka cantuugo ka badan hollada, waxaa loogu yeedhaa 'doxorre'. Waase suurtagal in gobol kale macna kale looga yaqaan!
 

Trending

Latest posts

Top